“Wali Ma Su’aalihii Xumaa Baad I Weydiinaysaa?” – Zidane Oo Ku
Tababarahii hore ee kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa cadho kula qarxay saxafi ree Spain ah oo markale wax ka weydiiyay wakhtigiisii kooxda caasimada oo uu dhawaan iskaga tagay.Zidane oo 48 sano jir ah ayaa markii labaad sanado gudaheed iskaga tagay Los Blancos kaddib markii ay kooxdu soo qaadatay xilli ciyaareed aysan wax koob ah hanan.Zidane ayaa dhawaan soo saaray waraaq furan oo uu kaga hadlayay sababihii uu kaga tagay Real Madrid isaga oo ku dooday inuu haystay taageerada xiddigihiisa balse uusan haysan…