Odowaa oo war ka soo saaray is-miidaamintii ka dhacay Muqdis…

Muqdisho (Axadle) – Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, Generaal Odowaan Yuusuf Raage ayaa war kasoo saaray qarax is-miidaamin ahaa oo saaka ka dhacay xerada General Dhaga Badan oo ku taala degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Odowaa ayaa marka hore faah faahiyey khasaaraha ka dhashay qaraxaasi oo uu fuliyey ruuxu isku soo xiray walxaha, wuxuuna xaqiijiyey inay ku dhinteen illaa 10 ka mid ah dhalinyaro dooneysay inay ku biiraan ciidanka…

Halkee Ayaad Jeceshahay Inaad Dalxiis U Tagto Fasaxaaga? N’Golo Kante

Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Faransiiska ee N’Golo Kante ayaa bixiyey jawaab layaableh mar la weydiiyey halka uu jecel yahay inuu dalxiis u tago waqtiga uu fasaxa ka yahay ciyaaraha kubadda cagta.30 jirkan oo warbaahinta aad ugu badan dhowaanahan kaddib bandhiggii cajiibka ahaa ee uu ka sameeyey tartanka Champions League ee uu kooxdiisa ugu qaaday koobka iyo Faransiiska oo uu hadda kala-qayb gelayo tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020, ayaa si joogto ah looga soo tabinayaa qisooyin cajiib ah.Laacibkan oo hab-dhaqankiisa…

15 killed when suicide bombers targeted army camps in

At least 15 Somali soldiers were killed in a suicide bombing at a military base in Mogadishu on Tuesday, an official said. "I have counted about 15 new recruits who have been killed in the explosion," said Army Officer Mohamed Adan, adding that the charge could be higher. Adan said the bomber was disguised among recruits queuing outside General Dhegobadan's military camp when the blast occurred. There was no immediate claim of responsibility for the attack, the deadliest in the capital in 18 months. Soldiers and…

Christian Eriksen Oo Qoraal Xaal-warran Iyo Dardaaran Ah Soo Diray:

Christian Eriksen oo jiifa cusbitaalkii la dhigay Sabtidii markii uu wadne xanuunku kusoo booday ayaa soo diray qoraal uu ku dhiirigelayo ciyaartoyda xulka qarankiisa, kagana warramayo xaaladdiisa.Eriksen ayaa isagoo ordaya ku dhacay garoonka dhexdiisa, waxaana xaaladdiisa lala tacaalayay in ku dhow 15 daqiiqadood iyadoo lagu xidhay mishiinada neefsiga, waxaana warbixinaha hordhaca ahi ay sheegayaan inuu wadne xanuun aan lagu ogeyni kusoo booday.Kulankii uu kaga baxay koomada ee Finland ayuu waddankiisa Denmark la kulmay…

In the spotlight: a government a bit too khaki in Mali

The Bamako press is quite critical of the formation of the new government led by Prime Minister Choguel Maïga."Choguel government does not calm down", thus the title of the Maliweb information site. Already "with its 28 members, the (new) government breaks the transitional charter, which maximizes the number of members of the government team by a maximum of 25." Then Maliweb continues, "this government law reflects the coup…

Khilaafkii U Dhexeeyey Kylian Mbappe Iyo Olivier Giroud Oo Heer Kale U

Khilaafkii u dhexeeyey labada weeraryahan ee reer France ee Kylian Mbappe iyo Olivier Giroud ayaa wali taagan, xilli dalkaasi isku diyaarinayo kulanka adag ee caawa ay la ciyaarayaan Germany ee tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020.Tababare Didier Deschamps ayaa la kulmaya madax-xanuun iyo arrin uu xal u la’yahay oo ah khilaafka ka dhex taagan labadan ciyaartoy oo sii xumaaday markii uu Mbappe warbaahinta ka bixiyey jawaabtii laga sugayay oo uu ku weeraray Giroud.Arrintan oo ka bilaabatay markii uu Olivier Giroud telefishan u…

Dubbe trained “missing” Somali soldiers in Eritrea as

Dubbe trained in training "missing" Somali soldiers in Eritrea as investigation underway MOGADISHU, Somalia - Somali Information Minister Osman Abukar Dubbe was dragged to the missing young soldiers, who are presumably training in Eritrea, although the government makes no commitment to explain their whereabouts. Investigations by Axadlefound that nearly 5,000 young soldiers were smuggled into…

Bomb explosion at Somali military training base kills dozens

Bomb attack on Somali military training base kills dozens MOGADISHU, Somalia - There are fears that dozens of recruits and their trainers will be killed, a senior police officer told Garowe Online, following a bombing of a military training school in Somalia in what could be a fatal suicide incident in recent weeks, targeting security forces. Captain Abdi Barre, who serves in the Somali police…

Miyaa La Garaaxi Doonaa Ronaldo? CR7 Oo Ixtiraam-darro U Muujiyey

Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa ixtiraam darro u muujiyey shirkadda Coca-Cola ee sharaabka, xilli uu ka hadlayay shir jaraa’id oo ku saabsanaa kulanka Euro 2020 ee ay maanta wada ciyaari doonaan Hungry.Ronaldo oo lagu yaqaano inuu si aad ah u ilaaliyo caafimaadkiisa, ayaa hore u sheegay in uu dhibsado marka wiilkiisu uu cabbayo sharaabyada soodhaha leh, laakiin xalay ayuu ficil ahaan u muujiyey inuu neceb yahay sharaabkan isagoo iska hor qaaday laba dhalo oo Coca-Cola ah oo miiska saarnaa, kuwaas oo UEFA ay…

RIKOODH: Spain Oo Rikoodh Cusub U Dhigtay Dunida & Taariikhdii Ay Ka

Xulka qaranka Spain ayaa rikoodh cusub u dhigay dunida intii ay socotay ciayartii xalay ay barbarraha goolal la’aanta ah wada galeen Sweden, waxaanay La Roja sameeyeen kubbad hayntii ugu badnayd iyo baaskii ugu badnaa ee taariikhda tartamada caalamiga ah.Labadan waddadan oo ku wada jira Group C, ayay Sweden nasiib ku lahaayeen in ay hal dhibic ka heleen ciyaar si walba looga gacan sarreeyey oo ay ku urursanaayeen xayndaabkooda difaaca.Inkasta oo barbarro goolal la’aan ah ciyaartu kusoo dhamaatay, Spain niyad-jab ayay u ahayd…