“The return to constitutional order makes it possible for

On Sunday, May 30, ECOWAS's heads of state gathered in Accra for an extraordinary summit on the situation in Mali. The regional organization announced diplomatic sanctions against Mali. Aljoner Tine, founder of the think tank AfrikaJom Center, an independent UN human rights expert in Mali, answers Charlotte Cosset's questions.…

Maxaa Ka Jira In Pochettino Uu SHALAY Ku Wargeliyey PSG In Uu Iska

Tababaraha reer Argentina ee Mauricio Pochettino ayay warbaahinita Ingiriisku shalay sheegeen in uu ku wargeliyey PSG, in uu iskaga tegayo, xilli ay labada kooxood ee Real Madrid iyo Tottenham ay si weyn u doonayaan.Warkan oo aanu shalay idinla wadaagnay, waxa hadda kasoo korodhay arrin kale oo kooxihii doonayay macallinkan aanay jeclaysan doonin.Agaasimaha ciyaaraha PSG ee Leonardo ayaa hoos u dhigay wararka sheegaya in uu Pochettino ka tegayo kooxda reer France, isla markaana uu naadigiisa ku wargeliyey inuu…

Wararkii ugu dambeeyey ee doorashooyinka SOMALILAND – Caasim…

Hargeysa (Axadle) – Shacabka ku dhaqan deegaanada Somaliland ayaa maanta oo Isniin ah u dareeray goobaha cod bixinta doorashada Golayaasha Wakiilada iyo Guurtida ee maamulkaasi oo maanta si rasmi ah uga billaabatay gobollada Somaliland. Dad ka badan hal milyan oo qof ayaa codadkooda dhiibanaya, waxaana doorashadan ay ka dhaceysaa lixda gobol ee Somaliland sida Awdal, Saaxil, Maroodi-Jeex, Toghdeer, Sanaag iyo Sool. Doorashada Golayaasha Wakiilada…

Northeastern State’s security forces seize Somaliland’s ballot papers beforehand

Northeastern State's security forces seize Somaliland's ballot papers before the region's ballots AXADLE, Northeastern State - Authorities in Northeastern State have seized ballot boxes intended for elections in Somaliland, which started today , as the head of the Separation Region for local and parliamentary elections for the first time in 16 years. North Western of Somalialast held…

Macron considers President Touadéra “hostage to the group

In an interview with the Journal du Dimanche (JDD), published this weekend, French President Emmanuel Macron spoke about the anti-French sentiment in the Central African Republic, which he said was being exploited by a private military group linked to Russia. A reference to the private military company Wagner, a group that has no legal existence but has close ties to the Kremlin, say observers and whose…

Sidee Iran u awoodday inay weerarto xarun qarsodii ah oo ay …

Irbil (Axadle) – Wargeyska Washington Post ayaa qoray in koox Iran ku xiran ay awood u yeelatay inay beegsato xarun qarsoodi ah oo ay leedahay CIA-da Mareykanka, ayaga oo adeegsanaya diyaarad drone ah, bishii April. Weerarka ayaa lagu qaaday xaruntan oo ku taalla magaalada Irbil ee is-maamulka Kurdistan ee dalka Iraq. Weerarkan oo kasii dari doona xiisadda gobolka ayaa muujinaya qorshe si taxaddar leh loo dejiyey iyo awoodda Iran iyo maleeshiyada…

politicians freed from absence

The summit at an extraordinary summit on the situation in Mali on Sunday suspended ECOWAS 'heads of state Mali from the sub-regional organization and demanded the appointment of a civilian prime minister and the formation of an inclusive government to continue the reforms. . while avoiding other sanctions. In Bamako, politicians note these decisions.…

Madaxweyne Muuse Biixi oo sheegay dowlado iyo hay’ado dhibaa…

Hargeysa (Axadle) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlayo doorashooyinka baarlamaanka iyo goleyaasha deegaanka oo maanta ka bilaabanaya deegaanada Somaliland ayaa rumeysan in hogaanka Soomaalida u baahan yahay isku-tashi. Muusi Biixi ayaa sheegay in faragelinta ay Soomaaliya ku hayaan hey’adaha iyo dowladaha adduunka ay sabab u noqotay in Soomaaliya ay gaari weyso wax horumar ah, isagoo xusay inaysan…

for Lucha and humanitarian, the situation

The La Lucha civic movement condemns the chaotic and irresponsible handling of the situation in Goma and disputes the words of Félix Tschisekedi, President of the Democratic Republic of the Congo, who considered the situation "serious but under control". Humanitarian workers who are worried about the precarious situation of the displaced also believe that it could continue to worsen.…

campaign to free prisoners

In Congo-Brazzaville, civil society organizations are in the midst of an awareness campaign to secure the release of at least five activists, whom they consider to be prisoners of conscience. as reported from Brazzaville, Loïcia MartialThe current campaign is characterized by posts. On the posters, you can see pictures of…