QIIMAYN: 25ka Difaac Ee Ugu Wanaagsanaa Taariikhda Kubadda Cagta &
Kaddib markii ay Real Madrid xalay xaqiijisay in difaaceeda Sergio Ramos uu si rasmi ah uga tegayo, maantana sagootin ay usii samaynayaan, ayaa waxa soo baxay su’aalo la iska weydiiyey halka uu 35 jirkani kaa jiro liiska difaacyahannadii ugu wanaagsanaa taariikhda kubadda cagta.Laacibkan oo Real Madrid ay kala soo wareegtay Sevilla sannadkii 2005 iyadoo kasoo bixisay 27 milyan oo Euro xilli ay da’diisu ahayd 19 jir, ayaa waxa uu soo afjarayaa 16 sannadood oo uu u ciyaarayay Los Blancos.Sergio Ramos ayaa kabtanka Real Madrid…