Real Madrid Oo Arsenal Weeraryahan Kula Tartamaysa, PSG Oo Chelsea Ka
Lionel Messi ayaan wali wax go’aan ah ka gaadhin mustaqbalkiisa Barcelona xilli kaliya hal toddobaad ka hadhay heshiiskiisa kooxda. (Marca)Manchester City ayaa ilaa xagaaga sanadka dambe iska sugi doonta Harry Kane haddiiba ay awoodi waydo inay xagaagan la saxeexato. (ESPN)Tottenham ayaa qorshaynaysa inay wadahadalo la bilawdo Nuno Espirito Santo oo ay hore uga saareen liiska macalimiinta ay doonayaan. (Football Insider)Everton kubad sameeyaheeda James Rodriguez ayay wakiiladiisu saxeexiisa u bandhigeen kooxaha Real Madrid,…