Kulanka Ugu Horreeya Ee Harry Maguire Uu U Ciyaarayo England Oo La
Harry Maguire ayaa taam usoo noqday xulka qaranka England ee ka qayb-gelaya tartanka Euro 2020 kaddib maalmo uu tababarka si buuxda u qaadanayay.Kabtanka Manchester United ayaa shaki la gelinayay taam ahaanshihiisa kulamada wareegga hore ee hormooyinka, laakiin 48 saacadood ka hor kulanka Wembley Stadium uu xulka qaranka England ku qaabbilayo Scotland ayaa la shaaciyey in Maguire uu diyaar yahay oo uu ciyaartaas qayb ka noqon karo.Harry Maguire ayaa naf ahaantiisa warbaahinta la hadlay oo shaaciyey kulanka uu taamka u noqon…