Cali Guudlaawe oo lagu qanciyey ka qeyb-galka shirka Muqdish…
Muqdisho (Caasimada Oline) – Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa ugu dambeyn lagu qanciyey inuu ka qeyb-galo shirka golaha wada-tashiga qaranka ee ka dhacaya Caasimadda Muqdisho.
Rooble oo xiriir khadka telefoonka ah la sameeyey Cali Guudlaawe oo ku sugan dalka Turkiga ayaa ugu horreyn ka raalli-geliyey tabashadii uu ka qabay shirka maanta ka furmaya Muqdisho.
“Maxamed Xuseen Rooble oo Khadka…