Faah-faahino kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ka dha…
Muqdisho (Axadle) –Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax caawa ka dhacay agagaarka isgoyska Taleex ee degmada Hodan, kaas oo la soo werinayo inuu geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Inta la xaqiijiyey hal qof aya ku dhaawacmay qaraxaas, halka warar soo baxaya ay sheegayaan inay jirto dhimasho.
Qaraxa oo haleelay gaari Surf ah ayaa warar kala duwan waxay ka soo baxayaan nooca uu ahaa, waxaana weli la kala xaqiijin inuu ahaa…