“Miyaad Doonaysaa Ku Guuleysiga Ballon d’Or?” – Jorginho Oo Weydiintan
Khadka dhexe ee kooxda Chelsea iyo xulka qaranka Talyaaniga ee Jorginho ayaa sheegay inuu doorbidayo guul wadareed halkii uu si lama filaan ah tartame ugu noqon lahaa abaalmarinta Ballon d’Or oo uu saaxiibkiisa xulka ee Lorenzo Insigne ku daray shaqsiyaadka u qalma.Insigne oo saxaafada la hadlay kaddib markii Talyaanigu ay wareega siddeeda ee Euro 2020 u gudbeen isla markaana ay guul 2-1 ah ka gaadheen Austria ayuu ka hadlay 29 sano jirkaas iyo muhiimada uu u leeyahay xulka Azzuri.Jorginho ayaa ilaa haatan aad usoo caawiyay…