Isku daygii afgambi ee Jordan oo lugaha la galay Sacuudiga

Amman (Axadle) – Amiir Hamzah-ha Jordan ayaa doonayey inuu afgamabiyo walalakiis boqor Cabdallaha Labaad, isaga oo taageero ka helaya Sacuud Carabiya, sida lagu sheegay eedeymo maxkamadeed oo lasii daayey Axaddii oo ka dhan ah laba qof oo kiiskan lagu eedeeyey. Labada qof ee la eedeeyey ayaa xiriir dhow la leh Sacuudi Carabiya: Mid ka mid ah waa madaxii hore ee maxkamadda boqortooyada Bassem Awadallah oo haysta dhalashada Sacuudiga, kan kalena waa ergeygii hore ee gaarka ahaa ee boqortooyada, Sharif Hassan bin Zaid. Labada…

NOLOL CUSUB: Waakan Tababaraha Cusub Ee Tottenham Heshay Maalmo Kaddib

Kooxda Tottenham ayaa u muuqata mid heshay tababaraha cusub ee kooxdeeda kaddib markii ay in mudo ah suuqa ugu jirtay bedelka macalin Jose Mourinho oo ay bilo kahor shaqada ka caydhisay.Mourinho ayaa la wareegay kooxda AS Roma oo uu si rasmi ah u qabsanayo bilawga xilli ciyaareedka dambe halka ay Spurs sii magacaabeen xiddigoodii hore ee Ryan Mason oo kumeel gaadh usii hayay.Tababaraha cusub ee Spurs ayaa ah Paulo Fonseca oo ah ninka uu Jose Mourinho ka bedelay isla Roma waxaana cajiib ah inuu markiisa kooxda ree London ka…

“Wali Ma Su’aalihii Xumaa Baad I Weydiinaysaa?” – Zidane Oo Ku

Tababarahii hore ee kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa cadho kula qarxay saxafi ree Spain ah oo markale wax ka weydiiyay wakhtigiisii kooxda caasimada oo uu dhawaan iskaga tagay.Zidane oo 48 sano jir ah ayaa markii labaad sanado gudaheed iskaga tagay Los Blancos kaddib markii ay kooxdu soo qaadatay xilli ciyaareed aysan wax koob ah hanan.Zidane ayaa dhawaan soo saaray waraaq furan oo uu kaga hadlayay sababihii uu kaga tagay Real Madrid isaga oo ku dooday inuu haystay taageerada xiddigihiisa balse uusan haysan…

How Djibouti’s relationship with Somalia practically collapsed within the face of Kenya’s

NAIROBI, Kenya - Aden Hassan Aden is leaving Somalia after a rather smooth but difficult stint as Ambassador of Djibouti, which has almost strained relations between the two sister nations, which share almost historic socio-economic and political fortunes. Last week, Aden Hassan Aden bade farewell to Prime Minister Mohamed Hussein Roble and Deputy Prime Minister Mahdi Gulaid, ending his tenure, in which Somalia nearly severed ties with your small country in the Horn of Africa, whose influence is growing rapidly in the…

Sawirro iyo wararkii ugu dambeeyay ee dhismaha waddada Muqdi…

Muqdisho (Axadle) – Dhismaha Wadada isku xirta Muqdisho iyo Balcad ayaa si habsami leh u socda, iyadoo maalmihii u dambeeyay la bilaabay in qeyb ka mid ah Wadada la saaro laamiga. Waxaa socda dhismaha illaa 13KM oo laga bilaabay agagaarka Ex Koontarool Balcad, kaasi oo kamid ah dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Balcad. Dhismaha wadada oo muddooyinkii dambe si habsami leh u socday ayaa waxaa maal-galisay dowladda Qatar oo saaxiib dhow la ah dowladda federaalka. Qatar ayaa sidoo kale hore u bixisay mashruuca…

AKHRISO Hadaladii Ugu Horreeyay Ee Kasoo Yeedhay Christian Eriksen Tan

Kubad sameeyaha xulka qaranka Denmark iyo kooxda Inter Milan ee Christian Eriksen ayaa soo saaray warbixintii ugu horreysay ee uu dadka la wadaagayo tan iyo markii uu wadne xanuun dartii u dhacay kulankii furitaanka xulkiisa ee Euro 2020.Eriksen ayaa u baahday in mudo 13 daqiiqo ah garoonka dhexdiisa lagula tacaalo qalabka PCR kaddib markii uu dhulka ku dhacay wax yar kahor wakhtigii nasashada iyadoo intaas kaddib dhakhtarka loo qaaday isaga oo xaalad degenaansho ah ku jira.Eriksen ayaa taageerayaasha uga mahad celiyay…

Africa in the spotlight at the biggest festival in

"We find the atmosphere at the festival again. We live again." Annecy is proudly portrayed as "the first major international cultural event to welcome the public" (without a health pass) in postpartum France. From 14 to 19 June, the world animated film capital will present more than 200 short and feature films on site, "an exceptional vintage" and "the best of African animation" in the form of a tribute. Interview with Mickaël Marin, Director of the Festival, Film Market and Cité de l'image en mouvement in Annecy (Citia).…

Chelsea Oo Qasnaddeeda U Furtay Xiddigan, Arsenal Oo Iibinaysa Leno,

Liecester City ayaa hoggaanka u qabatay tartanka ay kooxaha Premier League ugu jiraan xiddiga reer Brazil ee Philippe Coutinho oo 29 jir ah. Wada-hadallo ayaa u dhexeeya labada kooxood ee Leicester City iyo Barcelona, waxaana la sheegayaa in qiimaha laacibkan uu yahay £17 milyan oo Gini oo kaliya oo ay Foxes bixin doonto. Waxa kale oo miiska saaran in qaab amaah ah ay ku qaadato. (Mundo Deportivo)Real Madrid ayaa heshiis cusub u bandhigtay kabtankeeda Sergio Ramos oo 35 jir ah. Los Blancos ayaa ka baqaysa inuu ka tago…

what position for other donors?

In the Central African Republic, following the announcement by France of the suspension of its budget support, the question of the location of the other partners in Bangui arises. More than half of the Central African Republic's budget comes from external resources, either budget support or project support. What do we know about the donors' intentions for the Central African Republic?…

Al-Shabaab iyo Ciidamada Kenya oo ku dagaalamay Jubbada Hoos…

Kismaayo (Axadle) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyey ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howl-galka AMISOM iyo xoogag ka tirsan Al-Shbaab oo ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Soomaaliya. Dagaalkan oo ahaa mid culus ayaa yimid, kadib markii weerar ku billowday madaafiic ay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ay ciidankaasi ku leeyihiin deegaanka Hoosingow oo ka tirsan gobolkaasi, waxaana…