Murugadii 55ka Sannadood Haysatay Ingiriiska, Rikoodhkii La Dhigay,
Xulka qaranka England ayaa caawa ka bogsaday dhaawacii iyo murugadii ay 55ka sannadood kala kulmayeen xulka qaranka Germany oo ay ugu dambayn kaga aargoosteen garoonka Wembley iyagoo hiil ka helay Raheem Sterling iyo Harry Kane oo tartanka ka saaray Jarmalka.Ingiriiska ayaa 2-0 ku garaacay Jarmalka, waxaanay markii u horreysay ka badiyeen ciyaar ka tirsan tartamada waaweyn ee Koobka Adduunka iyo Euro, waana guushii u horreysay ee muddo 55 sannadood ah Ingiriisku ka gaadhaan Jarmalka.Xaqiiqooyinkii & Rikoodhadii la…