Luis Enrique: “Waxaan Arkay Sidii Talyaanigu Ka Yeeleen Romelu Lukaku,
Tababaraha xulka qaranka Spain ee Luis Enrique ayaa xaqiijiyey in uu isticmaalay 9 been ah kulankii xulka qarankiisa guul-darradu kasoo gaadhay ee Talyaanigu rikoodheyaasha ku reebay, waxaanu sheegay in uu sii helay tusaale nool kaddibna uu ogaaday in aanu Alvaro Morata waxba ka qaadi karaynin difaaca Talyaaniga.Talyaaniga ayaa gool la hormaray qaybtii dambe ee ciyaartii Wembley ee semi-finalka Euro 2020, waxaase ka dhaliyey goolka barbarraha Alvaro Morata oo beddel kusoo galay, waxaanu meesha ka saaray goolka uu Azzuri u…