Real Madrid Oo Doonaysa Mucjisadii Euro, Arsenal Oo Khad Dhexe Heshay
Everton tababaraheeda Rafa Benitez ayaa madaxda kooxdaas ku dhiirigeliyay inay lasoo saxeexdaan daafaca 30 sano jirka ah ee Kalidou Koulibaly kaas oo uu Napoli kusoo maamulay. (90min)Napoli ayaa doonaysa inay iska dirto Kalidou Koulibaly iyo khadka dhexe ee Fabian Ruiz si ay u yarayso mushaharaadka ay bixiso balse wali ma aysan helin dalab ku haboon. (Calciomercato – in Italian)Lionel Messi ayaa sii joogaya Barcelona heshiis cusubna saxeexi doona kaddib markii ay kooxdaasi horyaalka La Liga magaciisa ka diiwaan gashatay…