Raphael Varane Oo U Duulaya Magaalada Manchester, Madrid Oo Aanu Ku
Manchester United ayaa qarka u saaran inay heshiis shaqsi ahla gaadho difaaca reer France ee Raphael Varane, kaas oo ay kooxdiisa Real Madrid go’aamisay in ay iibiso bishan July.Varane oo sannad ka hadhsan yahay qandaraaskiisa Santiago Bernabeu ayay kooxdiisa isku afgaran waayeen inuu saxeexo heshiis cusub, sababta ugu weyn ee lagu kala tegayaana waa dhinaca mushaharka.Sida uu qoray wargeyska MEN, Manchester United ayaa ka faa’iidaysanaysa kala fogaanshaha Real Madrid iyo Varane, waxaanay hadda u dhowdahay inay heshiis…