Ma Haaland Ayuu Isku Diyaarinayaa? Tuchel Oo Shax Cusub Hirgeliyay &
Iyadoo ay 43 maalmood ka hadheen suuqa xagaaga 2021, tababare Thomas Tuchel ayaa isku dayaya inuu dhiso safkii uu ugu soo guuleystay UEFA Champions League xilli ciyaareedkii tagay.Tuchel ayaan wali wax saxeexyo ah samaynin tan iyo markii uu Frank Lampard kala wareegay shaqada bishii January si lamid ah tababarihii ka horreeyay oo isagu xagaagii hore sameeyay saxeexyo waaweyn oo ay kamid ahaayeen Kai Havertz, Timo Werner, Hakim Ziyech iyo Ben Chilwell.Iyadoo macalinka German-ka ahi uu doonayo inuu dhiso safkiisa kahor…