Manuel Locatelli Oo Si Cadaan Ah U Sheegay Kooxda Uu Xiisaynayo Inuu
Arsenal ayay dhibaato weyni kasoo gaadhay rabitaankeeda ah inay doonayso saxeexa khadka dhexe ee xulka Talyaaniga ee Manuel Locatelli kaas oo si cad u sheegay inuu xiisaynayo ku biirista Juventus oo dhinaceeda ka dalbanaysa.Locatelli ayaa ahaa mid kamida xiddigaha ugu qaab ciyaareedka fiican ee Euro 2020 isaga oo kasoo caawiyay Talyaanigu inay kusoo guuleystaan ugu dambayn tartankaas.Arsenal ayaa ah mid kamida kooxaha sida ugu weyn loola xidhiidhinayay saxeexa 23 sano jirkaas laakiin Juve ayaa dhinaceeda loolanka kaga…