Tababare Steven Gerrard Oo Liverpool Cadaw Ku Noqon Kara & Kooxda Weyn
Halyeeyga kooxda Liverpool ee Steven Gerrard ayaa noqon kara mid horyaalka Premier League kusoo laabta si uu ula xifaaltamo kooxdiisii hore iyadoo lala xidhiidhinayo Tottenham oo wali raadinaysa bedelka rasmiga ah ee Jose Mourinho.Gerrard oo hadda ah tababaraha kooxda ree Scotland ee Rangers ayaa ah mid kamida macalimiinta uu liiska ku darsaday guddoomiyaha Tottenham ee Daniel Levy.Tottenham ayaan kooxdeeda ku haysan tababare rasmi ah tan iyo markii ay toddobaad kahor Final-kii Carabao Cup caydhisay Mourinho.Dhinaca kale…