Jurgen Klopp Oo Shaaciyey Waqtiga Uu Ibrahima Konate Ciyaarayo
Tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa shaaciyey waqtiga uu kulankiisa ugu horreeya ciyaari doono difaacii cusbaa ee ay xagaagan soo iibsadeen ee Ibrahima Konrate.Laacibkan ayay Liverpool kala soo wareegtay RB Leipzig bishii May iyadoo kasoo bixisay lacag dhan £36 milyan oo Gini, waxaanu tababarka kooxda ee Austria kula soo biiray Isniintii.Difaacan reer France ee Muslimka ah ayuu Jurgen Klopp sheegay in uu kulankiisa ugu horreeya noqon doono ciyaarta saaxiibtinimo ee Salaasada oo laba kulan oo min 30 daqiiqadood ah ay la…