Solskjaer Oo Wax Laga Weydiiyey Halka Uu Marayo Heshiiska Ay Kula Soo
Kaddib markii ay soo dhamaatay ciyaartii saaxiibtibtinimo ee ay maanta 2-1 ku garaaceen Derby County, Ole Gunnar Solskjaer ayaa wax laga weydiiyey heshiiska la sheegay in kooxdiisu qarka u saaran tahay ee difaaca Real Madrid ee Raphael Varane.Ole Gunnar Solskjaer ayaa warbaahinta hor-yimid markii ay soo dhamaatay ciyaartu, waxaanu ka jawaabay su’aalo daran-doorri ahaa.Tababaraha ayaa xaqiijiyey in kooxdiisu ay si degdeg ah ugu dhawaaqi doono Jadon Sancho oo ay wax walba u dhan yihiin dhinacyada, horena heshiis shaqsi ah ay…