Daawo: Xasan Sheekh oo booqday dhaawacyada weerarkii WISIL, …
Muqdisho (Axadle) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen deegaanka Wisil ee gobolla Mudug, kuwaasi oo lagu dabiibayo isbitaalka Digfeer ee Caasimadda Muqdisho.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa warbixin ka dhageystay dhaqaatiirta gacanta ku haya dhaawacyada iyo maamulka isbitaalka, isagoona ku bogaadiyey sida ay ula tacaalayaan dhaawacyada.
Madaxweynihii hore…