AFAR Ciyaartoy Oo Laga Ganaaxyo Xulka England & Gareth Southgate Oo
Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa iska diiday inuu qaato talo uu usoo jeediyey Jose Mourinho oo ay ku badbaadi lahaayeen afar ka mid ah ciyaartoyda ugu muhiimsan dalkaas ee ka qayb-gelaya Euro.Kulanka caawa ee England iyo Ukraine, waxa ganaaxyo ku dhici karayaan afar ciyaartoy oo seegi doona min hal kulan oo wareegga xiga ee Semi-finalka ah haddii ay soo gudbaan.Kabtanka xulka qaranka Switzerland ee Granit Xhaka ayaa noqday ciyaartoygii ugu horreeyey ee ganaax laba kaadh ah lagu fadhiisiyo tartanka…