Daawo: Hooyo raadineysa gabadheeda oo ay sheegtay in ay ka h…
Muqdisho (Axadle) – Hooyo Qaali Maxamuud Guhaad ayaa sheegtay in gabadheeda Ikraan Dr. Tahliil Faarax muddo 16 maalmood ah la la’yahay ayna ku tuhemyso hay’adda nabad-sugidda iyo sirdoonkaqaranka Soomaaliya ee NISA.
Hooyo Qaali, oo warbaahinta kula hadashay Muqdisho, ayaa sheegtay in gabadhan ay ka shaqeyneysay xafiiskii allaha ha u naxariistee Injineer Yariisow, islamarkaana ay xilli habeen ah raacday gaari u diiwaan gashan dowladda oo la yaqaan,…