DAAWO: “Imika Jaaz Dee!!” – Messi Oo Cadho Kula Qarxay Mina Oo Rigoore
Xiddigii hore ee kooxda Barcelona ahna kabtanka xulka Argentina ee Lionel Messi ayaa xalay Final-kii shanaad ee waayihiisa ciyaareed dalkiisa la gaadhay isaga oo ka xaadiriyay kulanka kama dambaysta ah ee Copa America.Argentina ayaa Axada Final-ka Copa America gegida caanka ah ee Maracana ee magaalada Rio kula ciyaaraysa Brazil oo ah martigeliyayaasha koobka.Messi ayaa filanaya inuu ugu dambayn soo af-meero taariikhda madaw ee loogu maadsado ee ah inuusan marnaba dalkiisa kula guuleysan koob caalami ah.Haddaba, ciyaarta afar…