CC Shakuur oo u jawaabay Farmaajo: “Dalka waxaa ragaadiyey k…

Muqdisho (Axadle) – Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ah Musharaxiinta mucaaridka ah ee ku bahoobay Golaha Midowga Musharaxiinta Mucaaridka ayaa waxa uu si adag u naqdiyay khudbadii maanta ee madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ka hor-yimid aragtida Farmaajo ee uu maanta ku sheegay in dalka ay ka jiraan labo afkaarood oo kala ah Waddaniyada iyo Qabyaalad, xili uu ka hadlayay…

Halkee Ayuu Kaga Jiraa Liiska Xiddigihii Ugu Qaalisanaa Jadon Sancho

Manchester United ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay heshiis la gaadhay xiddiga reer England ee Jadon Sancho oo ay kala soo wareegayso Borussia Dortmund oo iyaduna hore u xaqiijisay in laacibkeedan ay ka iibisay Manchester United.United oo 21 jirkan saxeexiisa ku guul-darraysatay xagaagii hore, ayaa hadda xaqiijisay inuu ciyaartoygeeda yahay kaddib 73 milyan oo Gini oo ay u shubtay Borussia Dortmund.Sancho oo ku mashquulsan ciyaaraha xulka qarankiisa England ee ka qayb-gelaya Euro 2020, ayay Manchester United xaqiijisay…

Belgium vs Italy: Italy predicted lineup

Italy is fighting for its first Euro title since 1968, but they have to go through Belgium to keep the dream alive.With France out of the tournament, this is undoubtedly a battle between the two favorites to lift the trophy, and Italy will know that they must be at their best to survive against Roberto Martinez's Red Devils.This is how they can line up.Donnarumma has looked good in goal / Claudio Villa / Getty ImagesGianluigi Donnarumma (GK) - The upcoming PSG man conceded his first goal of the summer last time against…

Thiago Silva Oo Magacaabay Difaaca Tiir-dhexaadka U Noqon Doona Real

Xiddiga Chelsea ee Thiago Silva ayaa magacaabay difaaca ay Real Madrid ku tiirsanaan doonto xilli ciyaareedyada soo socda ee u noqon doona tiirka adag, xilli uu ka tegay Sergio Ramos isla markaana uu Raphael Varane qarka u saaran yahay Manchester United.Thiago Silva ayaa ku sugan waddankiisa Brazil oo uu kaga qayb-gelayo tartanka Copa America ayaa waxa uu ka garab ciyaaray Eder Militao oo si joogto ah ugu ciyaaray kulamadii dalkaas ee intii uu socday tartanku, halka uu bandhig heersare ahaa muujiyey qaybtii dambe ee xilli…

Sergio Ramos free transfer close by

Paris Saint-Germain look set to win the race to sign Sergio Ramos on a free transfer following the end of his contract at Real Madrid on Wednesday after 16 years in the Spanish capital.PSG are now said to be close to reaching an agreement with the 35-year-old after seeing reported competition from the likes of Manchester City and Bayern Munich.According to ESPN, Ramos and the Ligue 1 side are in "advanced negotiations", with talks going on throughout the week and a final decision imminent.However, there may be a sticking…

The club confirms the Jadon Sancho agreement

Manchester United have confirmed they have reached an agreement with Borussia Dortmund for the transfer of English striker Jadon Sancho.Unofficial news broke the agreement reached on Wednesday night - the transfer was over two years, with 90 minutes first reporting United's intention to sign the player in September 2019 - and Dortmund confirmed that they had agreed to sell Sancho for 85 million euros on Thursday morning .During a press conference, Dortmund CEO Hans-Joachim Watzke said: "We have reached a general agreement…

Daawo: Farmaajo: Dalkaan waxaa isku haysta laba afkaar oo ka…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta khudbad ka jeediyay munaasibadii 1-da Luulyo ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah. Farmaajo ayaa khudbadiisa isku dul-taagay ‘waddaniyada’ oo uu sheegay inay soo noqotay muddooyinkii dambe, asaga oo tusaale usoo qaatay dhalinyaro badan oo sanadkaan u dabaal-dagayey munaasibada 1-da Luulyo. Waxa uu ka dhawaajiyey in dalka ay isku hayaan labo qolo, kuwaasi afkaaro kala duwan ah oo Waddaniyada iyo Qabyaalada, islamarkaana…

No bid for Manuel Locatelli

Arsenal are not believed to have made an official bid for Sassuolo midfielder Manuel Locatelli, despite the Italian manager saying otherwise.Giovanni Carnevali recently claimed that Arsenal were "at the forefront" in the race for the 23-year-old midfielder as they were the only side to have made an official bid and placed them ahead of both Juventus and Borussia Dortmund.According to Goal, this is not entirely true.Sources in the Emirates are said to have admitted to talking to Sassuolo about a move for Locatelli but have…

The Spurs stars who can benefit from Nuno Espirito Santo

It's been 72 days, and although it felt a bit more like 72 years, Tottenham have finally appointed a manager.The arrival of Nuno Espirito Santo has not been met with general recognition, but someone is now in the excavation, and it's much better than hearing the people you think are extremely boring do the same 'I have rejected the Tottenham job' joke day after day in two months. No you did not. You were not offered the Tottenham job. Stop messing around.It may not be the most captivating football experience, but there…

The Sancho deal as big as Rooney’s arrival

Jadon Sancho's arrival at Manchester United is the biggest and most important transfer that the club has facilitated since Wayne Rooney's Old Trafford moved in 2004. Pretty bold statement to do so, right?Especially when you consider that during that period United have paid out money from this world to write about Paul Pogba, nurtured and developed David de Gea for a decade to at one point be the best goalkeeper in the world and signed as Nemanja Vidic, Robin van Persie, Dimitar Berbatov and many others to win countless…