England mise Italy? Luis Enrique Oo Caddeeyey Waddanka Uu La Doonayo
Tababaraha xulka qaranka Spain ee Luis Enrique ayaa kala doortay labada dal ee iskugu soo hadhay ciyaarta ugu dambaysa tartanka qaramada Yurub ee England iyo Italy oo Sabtida wada ciyaari doona finalka.Talyaaniga ayaa rikoodheyaal kusoo garaacay Spain, waxaanay soo gaadheen ciyaarta ugu ambaysa iyadoo aan hal marna laga badinin, isla markaana wada guuleystay dhamaan ciyaarahoodii.Ingiriiska ayaa iyaguna 2-1 kaga soo badiyey Denmark, waxaanay tartanka oo dhan ahaayeen kuwo ciyaar wanaagsanay oo haysta ciyaaryahanno da’yar u…