RASMI: Lionel Messi Oo Dalab Ka Helay Kooxda Ugu Xun Dunida Oo Dhan

Xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi ayaa uu soo gaadhay dalab uga yimid koox lagu magacaabay “Naadiga ugu xun adduunka”, taas oo doonaysa in ay la saxeexato laacibkan.Kabtanka Barcelona ayaa uu heshiiskiisu dhamaaday maalintii ugu dambaysay bisha June, waxaanu hadda ku sugan yahay dalkiisa oo uu kala qayb-gelayo tartanka Copa America isagoo xor ah oo aan kooxna heshiis kula jirin.Laacibkan ayay kooxdiisu wali qabtaa rajo ah inay sii haysan doonto, laakiin waxa walaac ku haya in sannadkii hore uu dalbaday inuu iska tago…

“We have to defend Niger to show that a country

"Niger has become a democratic island in the Sahel chaos and we must defend Niger to show that a democratic country can defeat terrorism. This is the message that the Nigerian government is sending to its partners, according to the source in Chad and Mali. Nigerian Foreign Minister Massoudou Hassoumi is visiting Paris. At ChistopheBoisbouvier's microphone, he reacts to everything that shakes the Sahel. He also talks about the United States about Joe Biden and about France by Emmanuel Macron. .

Mushaharka Ciyaaryahanadda Manchester United Oo La Shaaciyey & Halka Uu

Mushaharka ciyaartoyda Manchester United ayaa la shaaciyey kaddib markii ay kooxdaasi lasoo saxeexatay xiddiga reer England ee Jadon Sancho, kaas oo ku biiraya xiddigaha gunnada ugu badan ay United siiso.Red Devils ayaa shalay shaacisay inay heshiis mabda’ ah la gaadhay Jadon Sancho, sidoo kalena ay kooxdiisa Borussia Dortmund wada gaadheen heshiis ay laacibkan ku kala iibsanayaan oo qiimihiisu yahay £73 milyan oo Gini, taas oo ka dhigaysa ciyaartoygii labaad ee Ingiriis ah ee abid ugu qaalisanaa ee la kala iibsado.Sancho…

Xog: Wafdi uu Guudlaawe diray oo tegay Beledweyne, si gaar a…

Beledweyne (Axadle) – Sida ay noo xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan maamulka HirShabelle, waxaa magaalada Beladweyne safar aan la shaacin ku tagay xubno Wasiiro, Xildhibaano iyo saraakiil ka tirsan xafiiska Madaxweynaha HirShabelle. Ujeedada socdaalka mas’uuliyiintaan ayaa lagu sheegay inay Madaxweyne ku-xigeenka HirShabelle u wadeen fariin ka timid Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo in ay soo indha indheeyaan ilaha dhaqaalaha ee magaalada iyo goobaha…

Waan-waanta ay Qatar la furtay Al-Shabab ma horseedi kartaa …

Ergeyga Qatar u fadhisa Qaramada Midowbay (QM) ayaa sheegtay in waanwaan meel wanaagsan maraysa ay u socoto Qatar iyo kooxda Al-Shabaab. Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ilaa hadda war rasmi ah kama soo saarin dadaalkaas! Danjire Sheikha Caaliya Axmed bin Saif Al Thani oo ka hadaleysay munaasabadda “Toddobaadkii Labaad ee La Dagaallanka Argaggixisata ee QM” ayaa sheegtay in dowladdeeda ka go’an tahay inay si buuxda gacan uga geysato ka…

Xiddiga Weyn Ee Uu Kylian Mbappe Ka Maseyrsan Yahay Oo La Shaaciyay &

Waxaa la sheegay in Kylian Mbappe inuu si weyn uga maseyrsan yahay Antoine Griezmann oo awood muuqata ku dhex leh xulka qaranka Faransiiska.Waxaa soo baxayay maalmihii ugu danbeeyay warar ku saabsan qoysaska ciyaartoyda Faransiiska oo dagaalamay iyo ciyaartoyda xulka oo garoonka dhexdiisa isku qabqabsaday ka dib markii ay ka hareen tartanka Euro 2020.Xulka heysta Koobka Adduunka ayaa rigoore looga badiyay kulankii Switzerland ee ka dhacay magaalada Bucharest maalintii Isniinta.Waxaa tan iyo markaas soo baxday in hooyada…

Waa kuma Jeneraalka ka dambeeya guulaha Tigrayga? – Caasimad…

Waxaa markii labaad noolashiisa kacdoon hubaysan oo ka dhan ah dowladda Itoobiya ka wada buuraha Tigray janan ka tirsanaa milateriga dalkaas, sida uu qoray falanqeey Alex de Waal. Taliyaha xooggaga Tigray, Jenaraal Tsadkan Gebretensae, ayuu qoraaga ku tilmaamay mid kamid ah ragga jiilkiisa Afrikaanka ah ugu wanaagsan dhanka istaraatijiyadda milateriga. 68 jirkan ayaa sanadkii 1976 ka tegay jaamacadda Addis Ababa oo uu ka baranayay maadada Biology,…

Maram Kaire, first Senegalese including an asteroid

This is a first: an asteroid in the solar system now bears the name of a Senegalese, Maram Kaire. The 42-year-old astronomer has been honored by the International Astronomical Union. Recognition of the President of the Senegalese Association for the Promotion of Astronomy (ASPA). Much invested in promoting discipline and popularizing his passion, he recently led two missions for NASA in his country.…

Guterres oo Mareykanka u diray baaq ku saabsan Iran – Caasim…

New York (Axadle) – Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa si dabacsan uga hadlay xiisada diblumaasiyadeed ee u dhexeeysa wadamada Mareykanka iyo Iran ee ka dhalatay ka bixitaanka heshiiskii barnaamijka Nukliyeerka ee 2018-kii. Antonio Guterres ayaa ugu baaqay maamulka Joe Biden inuu qaado cunaqabateynta haatan saaran Iran, taas oo sare u qaaday dagaalka siyaasadeed ee labada dal.…

justice initiates a new procedure against

Following the senators' refusal to hand over former Prime Minister Augustin Matata Ponyo suspected of embezzlement in the case of the Bukanga Lonzo agro-industrial park, the constitutional court prosecutor again spoke to the Senate office. This time in a completely different case where he is suspected of embezzlement. The prosecutor wants to hear him, but Augustin Matata Ponyo asked to answer at the…