Puntland State iyo Daacish oo maalintii saddexaad ku dagaalamayo G…
Garoowe (Axadle) – Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in maalintii saddexaad dagaal u dhexeeyey ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish uu ka socda dhulka buuraleyda ah ee gobolkaasi, kaas oo geystay khasaare kala duwan.
Dagaalka oo billowday labo maalin ka hor ayaa geystay khasaare isugu jiri dhimashio iyo dhaawac, waxaana xoogiisa uu ka socdaa buuraha Calmiskaad iyo Galgala.
Saraakiil ka tirsan Puntland oo ka hadlay dagaalkaasi ayaa…