Michael Owen & Mark Lawrenson Oo Saadaaliyey Finalka Euro 2020 –
Michael Owen iyo Mark Lawrenson ayaa isku raacay in kulanka Finalka Euro 2020 ee habeenka Axadda ee garoonka Wembley, in lagu dari doono waqti dheeraad ah oo aan lagu kala bixi doonin 90ka daqiiqadood.England ayaa timid finalkeedii ugu horreeyey tan iyo 1966kii, waxaanay u dagaallamayaan in ay koobkan ku guuleystaan markii ugu horreysay.Tababare Gareth Southgate ayuu xulkiisu ku yimid finalka rikoodhe waqtigii dheeraadka ahaa ee semi-finalkii Denmark loo dhigay, kaas oo uu saxeexay Harry Kane, waxaana kasii horreeyey oo ay…