Al-Shabaab oo war ka soo saartay khasaaraha qaraxii isgoyska…
Muqdisho (Axadle) – Kooxda Al-Shabaab ayaa dhabarka u ridatay mas’uuliyadda qarax is-miidaamin ahaa oo barqanimadii maanta isgoyska Banaadir, lagula beesgaday kolonyo uu la socday taliyaha qeybta Booliska ee gobolka Banaadir.
Al-Shabaab ayaa shaacisay in bartilmaameedka weerarkan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa uu ahaa taliye Farxaan Qaroole, balse uu ka bad-baaday.
Sidoo kale Al-Shabaab ayaa sheegatay in qaraxan ay ku…