Shaxda Rasmiga Ah Ee England vs Italy – Miyey Keeneen Shaxihii Lasii
Xulalka Ingiriiska iyo Talyaaniga ayay ciyaartoydoodu ku sugan yihiin gudaha garoonka Wembley Stadium oo ay ku samaynayaan iskululayn waxyar ka hor ciyaartooda finalka Euro 2020.Ingiriiska oo aan waligii imanin finalka Euro ayaa waajahaya Talyaaniga oo sannadkii 2012 semi-finalka ku garaacay, laakiin Spain oo ay finalkii isku heleen ay iyagana koobka ka qaadday.Warbaahinta adduunyada ayaa maanta sii daabacday shaxo ay ku sheegeen in loosoo dusiyey oo ay caawa labada xul ku ciyaari doonaan, laakiin jamaahiirta ayaa sugayay…