Merven Clair, bearer of hope for Mauritius

Of the eight Mauritian athletes who will compete in the Olympics in Tokyo, some have a chance to make a splash. To see in particular, boxer Merven Clair, 27, for his second Olympic participation and seventh in the world in his category, 65 kg. RFI met him during a training session at the National Boxing Center in Vacoas. From…

Carlo Ancelotti Oo Telefoon Kula Hadlay Richarlison Oo Uu Ka Doonayo

Tababaraha cusub ee Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa xidhiidh la sameeyey weeraryahanka reer Brazil ee Richarlison oo uu doonayo in uu keeno Santiago Bernabeu xagaagan.Ancelotti ayaa bishii June iska casilay Everton, waxaanu dib ugu laabtay Real Madrid oo uu u saxeexay heshiis soconaya illaa 2024. Waxa uu hadda ka shaqaynayaa sidii uu u dhisan lahaa kooxdiisa cusub isagoo suuqa ka raadsanaya ciyaartoyda xidhiidhka dhow ay leeyihiin ee uu sida fudud ugu gacan haadin karayo.Tababarahan Talyaaniga ah ayaa la xaqiijiyey in uu…

Sidee ayuu Puntland uga baxsaday maxbuuskii ku xukunaa dilka…

Garoowe (Axadle) – Taliska ciidanka Asluubta dowlad goboleedka Puntland ayaa faah faahiyey sida uu u baxsday Axmed Cabdi Jaamac oo ku xirnaa xabsiga magaalada Qardho ee gobolka Karkaar, kuna xukunaa, xukun dil toogasho ah. Afhayeenka ciidanka Asluubnta oo lagu magacaabo, G/le Cabdirisaaq Maxamuud Xirsi ayaa warbaahinta u sheegay in maxbuuska oo ay soo wajahday xaalad caafimaad uu u baahday daryeel caafimaad oo ka baxsan xabsiga kadibna marka la…

Libya’s military continues to hold the key

The Libyan military will continue to maintain the critical path of Misrata-Sirte, despite the fact that militias loyal to Putist general Khalifa Haftar do not follow the terms of an agreement, according to a statement. General Abdulhadi Darah, spokesman for the Libyan military's Sirte-Juffra Joint Operations Center, told Anadolu Agency (AA) that pro-Haftar forces have not complied with the terms of the agreement reached after the 5 + 5 military commission on June 20. He noted that the pro-Haftar forces…

Luis Enrique: “Waxaan Arkay Sidii Talyaanigu Ka Yeeleen Romelu Lukaku,

Tababaraha xulka qaranka Spain ee Luis Enrique ayaa xaqiijiyey in uu isticmaalay 9 been ah kulankii xulka qarankiisa guul-darradu kasoo gaadhay ee Talyaanigu rikoodheyaasha ku reebay, waxaanu sheegay in uu sii helay tusaale nool kaddibna uu ogaaday in aanu Alvaro Morata waxba ka qaadi karaynin difaaca Talyaaniga.Talyaaniga ayaa gool la hormaray qaybtii dambe ee ciyaartii Wembley ee semi-finalka Euro 2020, waxaase ka dhaliyey goolka barbarraha Alvaro Morata oo beddel kusoo galay, waxaanu meesha ka saaray goolka uu Azzuri u…

Niyadjabkii Euro 2020 Wuxuu Ku Ilaaway Jasiirada Ibiza Iyo Gabadh

Goolhaye Thibaut Courtois ayaa ku riyaaqaya fasaxiisa xagaaga ka dib niyadjabkii ciyaaraha Qaramada Yurub isagoo la dalxiisaya saaxiibtiisa cusub.Goolhayaha reer Belgium ayaa dooni kuwa raaxada ah oo uu ka kireystay jasiirada Ibiza wuxuu kula riyaaqayaa gabadha moodalka ah ee Mishel Gerzig.Courtois oo 29 sanno jir ah ayaa bilaabay inuu la haasaawo gabadhaan yahuudiyada ah ee 23 sanno jir ah dhawaan sida ay sheegeen warbaahinta Spain.Lamaanahaan ayaana lagu sawiray iyagoo ku raaxeysana cadceeda jasiirada Ibiza ee dalka Spain,…

RASMI: Brazil vs Argentina – Finalka Copa America, Messi Oo

Xulka qaranka Argentina ayaa usoo gudbay kulanka ugu dambeeya tartanka Copa America iyagoo rikoodheyaal kusoo garaacay Colombia ciyaar ay isla rafteen oo kusoo dhamaysteen 1-1, laakiin lagu go’aamiyey rikoodheyaal 3-2 ah.Lionel Messi ayaa dalkiisa ku hoggaamiyey in ay yimaaddaan finalka xilli uu ku riyoonayo in uu u qaado koobkiisii ugu horreeyey, taas oo haddii ay dhacdo soo afjari doonta inkaartii ka haysatay dhinaca xulkiisa oo ka sugayay in guulaha uu kooxda Barcelona gaadhsiiyo uu iyagana wax ka siiyo.Lautaro Martinez…

Finalka Copa America Oo La Go’aamiyay & Labo Xul Oo Waa Weyn Oo Isku

Xulka Argentina ayaa u soo baxay finalka Copa America iyagoo wajihi doona ciyaarta kama danbeysta ah xulka Brazil.Argentina waxay barbaro waqtigii caadiga ahaa la gashay xulka Colombia iyadoo 90kii daqiiqo ay ciyaarta ku dhamaatay barbaro 1-1 ah.Xiddiga Inter Milan Lautaro Martinez ayaa hogaanka u dhiibay xulka Argentina laakiin waxaa kansalay gool barbaro ah uu Colombia u saxiixay Luis Diaz.Kulanka semi-finalka ah ayaa ka dib la isla aaday rigoore iyadoo goolhaye Emiliano Martinez uu rigoorer ka beeniyay Davinson Sanchez,…

The failure of Libya’s talks jeopardizes December

The latest disagreements over reaching a compromise to hold elections in Libya in December threaten the roadmap on the way to finally ending a decade of chaos in the war-torn country, analysts say. Seventy-five delegates from the war-torn North African country aired their differences at crazy rallies in Geneva last week. But despite an extra day of unplanned talks, they remain divided over when to hold elections, what elections to hold and on what constitutional grounds - a blockade that threatens to…

an investigation was launched after intoxication of more

More than 150 people became ill after swimming in the sea on Sunday, in Ténès, on the Mediterranean coast, 200 kilometers west of Algiers. Many families had gathered on Sunday 4 July on the beach in Ténès on the Mediterranean coast for the opening of the summer season. By the end of the afternoon, dozens of swimmers began…