Maxay Rooble iyo Qoor Qoor uga dhigan tahay sida
Gaalkacyo (Axadle) – Galmudug ayaa xalay sii deysay guddiga soo xulayo ergada dooraneysa saddexda kursi ee ugu adag kuraasta ku dhiman magaalada Gaalkacyo.
Lix kursi oo Golaha Shacabka ah ayaa weli ku dhiman axadle Mudug, sadddexda kursi ee xalay guddigooda la shaaciyey waxaa la dooran doonaa maalinta Berri ah, iyadoo musharixiinta ay maanta qaateen shahaadada musharaxnimada.
Kursiga sida weyn isha loogu wada-hayey wuxuu ahaa Kursiga HOP#069.…