Rooble oo loo gudbiyey caqabadaha hor taagan doorashada Aqal…
Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay casho sharaf u sameeyay Guddiga Doorashooyinka heer Federaalka.
Ra’isulwasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Guddiga Doorashooyinka heer Federaalka kula dardaarmay in ay doorashada u maamulaan si daahfuran oo ka fog eex iyo qof jecleysi.
Guddiga doorashooyinka ayaa Ra’iisul wasaaraha u…