Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
The Eritrean’s involvement in the conflict in Tigray is confirmed
More than a month after the outbreak of conflict in Tigray province on November 4, we now know a little more about the role played by the neighborhood of Eritrea. Several sources confirm the Eritrean army's active participation in the fighting against the TPLF, the dissident party that ruled Eritrea, despite the denials of the two capitals.…
The case of the battered woman who scandalizes Nigerians on social networks
A debate rages on Nigerian social networks following a case of domestic violence. A local governor organized the public reconciliation of a young woman who had been repeatedly abused by her husband. A gesture that scandalized many people.
as reported from Lagos, Liza FabbianIn the video she posted on Twitter, Ifeyinwa Angbo…
Iska hor imaad dhexmaray Ciidamada DFS & Koox hubeysan oo ka
Ciidamo katirsan Booliiska Soomaaliya & Koox hubeysan ayaa iska hor imaad kooban ku dhexmaray Isgoyska Furayaasha Degmada Warta Nabadda ee Magaalada Muqdisho sida ay Axadle u xaqiijiyeen dadka deegaanka.
Iska hor imaadka ayaa ku bilawday Qaraxyo, waxaana xigay rasaas dhexmartay Askarta Dowladda & kooxda weerartay, waxaana muddo kooban hakad galay isu socodka Gaadiidka halka la xiray Goobaha Ganacsiga.
Ciidamo Booliis ah ayaa gurmad ahaan ugu tagay Askarta kale ee ku…
Saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya oo Aano qabiil
Ugu yaraan 4 sarkaal oo ka tirsan ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa lagu dilay deegaanka Balihood ee gobolka Galgaduud ka dib markii ay wadada u galeen maleeshiyaad hubaysan oo hab beelleed u abaabulan sida ay Axadle u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka.
Weerarka ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay inta la xaqiijiyay 6 ruux oo iskugu jira ciidanka Milatariga iyo dablaydii weerartay sida uu Axadle u sheegay sarkaakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka gaar…
The Global Initiative “Kooxda Soomaalida ah ayaa hubka
Sida lagu sheegay warbixin cusub, hubka u socda kooxda Xuutiyiinta Yaman ee ka yimaada Iraan wuxuu sii maraan qeybo ka mid ah xeebaha Bari ee Soomaaliya, waxaana kala gudbisa koox Soomaali ah.
Sida ku xusan warbixinta, waxaa la qabtay markab la sheegay in uu gacanka Iraan ka soo daabulay hub loo waday maleeshiyaadka Xuutiyiinta ee ka dagaallamo Yemen.
Waxaa arrintaas laga soo xigtay koox ku howlan ka ganacsiga hub sharci darrada ah oo uu fadhigeedu yahay Soomaaliya, sida uu ku…
Maxaa ka jira in xukumaddu xaraysay guddigii doorashada ee
Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xareeysay Xubnaha Guddiyadii doorashada heer dowlad goboleed oo wali kala dhiman, iyadoo la dejiyay Hotelka Peace, ee Magaalada muqdisho,iyada oo laga soo raray hotelkii hore ee Decale.
Xubnaha guddiyada la xareeyay ayaa kala ah Guddigii doorashada dowlad goboleedyada Koofur Galbeed, Hirshabeelle, Galmudug & min saddex xubnood oo Xukuumadda ku kordhisay guddiyada doorashada heer dowlad goboleed.
Xubnahan ayaa muddo todobaad ah…
Muxuu yahay ujeedka socdaalka “Taariikhiga” ah ee taliyaha
Taliyaha ciidanka Hindiya Manoj Mukund Naravane .
Taliyaha ciidanka Hindiya Generaal Mukund Naravane ayaa bilaabay booqasho taariikhi ah oo lix maalmood qaadatay oo uu ku tagay Isutagga Imaaraatka Carabta (UAE) iyo Saudi Arabia, waa booqashadii ugu horreysay ee noocan ah ee uu ku tago labada dal ee Khaliijka ku hoggaamiya dhanka Milatariga.
Booqashada Jeneral Naravane, Taliyaha Guud ee Shaqaalaha (COAS), ayaa ujeedkeedu yahay “xoojinta iskaashiga istiraatiijiyadeed iyo iskaashi…
Qaramada Midoobay oo sheegtay in 2020 ay barakaceen in ka
Qaramada Midoobay ayaa Warbixin ay soosaartay waxa ay kusoo bandhigay dalalka ugu badan ee sanadkaan 2020 colaadda ka jirta awgeed looga barakacay & tirada lagu qiyaasayo qoysaska naftooda la baxsaday.
Warbixinta Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Dalalka hoos ku xusan ay yihiin kuwa ugu badan ee dadkoodu ka barakaceen isku dhacyada & xasilooni darrada ka taagan:
Suuriya, Bartamaha Gobolka Afrika ee Saaxil, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Kongo (DRC), Mozambique,…
Kenya & Itoobiya oo ammaanka Xadka ay wadaagaan u adkeeyay
Ciidamo badan oo Itoobiyaan ah ayaa lasoo dhigay Xadka dalkaas uu la wadaago Kenya, halka Xukuumadda Nairobi ay joojisay dhaq-dhaqaaqa Magaalooyinka xiga Soohdinta Dowladda Federalka Itoobiya ay la wadaagto.
Sababtu waa safarka Raysul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed maanta oo Arbaco ah uu ku tagay Kenya si mashruuc ay kawada faaiideysanayaan labada dal ay u furaan isaga & Hogaamiye Uhuru Kenyatta.
Cabbir ahaan dhulka mashruucaan ku kacay ayaa ah 861 KM oo isku xiraya…
“Makiinadaha marka lacagaha lagu daabaco kadib ciid ayaa la
Hogaamiyaha DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlay dhibaatada laga dhaxlay diidmada Kunka shillin isbadalka Shillin Soomaaliga ayaa tilmaamay sababta ugu weyn ee marqura sare u qaadatay sarifka.
Deni ayaa sheegay in ay jiraan Makiinado lagu daabaco lacagta oo ilaa afar gaaraya, marka ay lacagta soosaarto dadka heysta in ay ciid geliyaan si ay u qariyaan culeyskeeda oo ay dhaqaale badan uga helaan sida uu hadalka u dhigay.
Hoggaamiyaha Puntland ayaa sheegay in…