Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

a civic motion combating in opposition to buy

While the campaign for the presidential election on March 21 closes this Friday in Congo-Brazzaville, an activist movement called "Progress" has since the beginning of the week campaigned against the purchase of conscience, as citizens have avoided voting with full responsibility during this election, for which outgoing President Denis Sassou-Nguesso, who has accumulated 36 years in power, is seeking a…

Maxay tahay Madasha Badbaado Qaran ee looga dhawaaqay Muqdisho?

Madasha Badbaado Qaran (MBQ)  oo dhismaheedu socday muddo kudhow 2 todobaad  ayaa maanta Khamiis-18-March-2021 waxa looga dhawaaqay magaalada Muqdisho, sida lagu sheegay War-murtiyeed ka soo baxay Ujeeddada madasha Badbaado Qaran waxa ay ka kooban tahay 3 Qodob oo kala ah: In Dalka ay ka dhacdo doorasho Wada-ogol ah Badbaadinta Qaranimada, Midnimada, Wadajirka & horumarka laga gaaray Nabadda iyo geedi-socodka dhismaha dowladnimada dalka illaalinta xasiloonida siyaasadeed iyo Amniga dalka guud ahaan iyo Amniga…

Maxaa maanta ka socda magaaladda Muqdisho?

Sida ay baahisay warbaahinta Dowladda Wajigii 2aad ee Shirkii Wadatashiga Doorashooyinka ee heer Wasiir ayaa maanta ka furmay Hotelka Decala ee Garoonka Aadan cadde. Wajigii 1aad ee Shirkan ayaa horay uga dhacay Baydhabo,  iyadoona Shirkaasi lagu gaaray go’aamo Masiiri ah. Shirkan ayaa hordhac u yahay Shirka Madaxda Federaalka iyo Madaxda Dowlad Goboleedyadda  iyo Gobalka Banaadir oo la filayo in dhowaan uu Muqdisho ka furm,Shirkaan ayaa waxaa hoggaaminaysa beesha Caalamka ka dib markii dowladda dhexe ay ku fashilantay…

Jubbaland:-Xildhibaan u geeriyooday xanuunka Covid-19.

AUN Xildhibaan Cabdi Xasan Xiish oo ka tirsanaa Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Jubbuland ayaa khamiista maanta ah xanuunka Coronavirus ugu geeriyooday, magaallo madaxda gobolka Jubbada hoose ee Kismaayo. Xildhibaanka ayaa maalmihii la soo dhaafay ku xanuunsanayay magaaladda Kismaayo ka dib markii uu soo ritay safmareenka khatarta badan ee Covid19. Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid AUN Marxuum Cabdi Xasan Xiish oo kaalin muhiim ah ku lahaa dhismaha Jubaland. Halkaan ka aqri qoraal…

Qarax dhaliyay dhimashadda Saddex ruux iyo dhaawaca11 kale oo ka dhaca…

Ugu yaraan Saddex qof ayaa ku  dhimatay 11 kalena waa ay dhaawacmeen bambo wadada dhinaceeda lagu aasay oo qaraxday gaari bas ah oo ay la socdeen shaqaale ka tirsan dowladda Afghanistan oo ku sugnaa magaalada Kabul maanta khamiis ah sida ay sheegeen saraakiisha amaanka dalkaasi. Weerarka ayaa yimid iyada oo dowladda Afghanistan, Taliban iyo waddammada muhiimka ah, oo ay ku jiraan Mareykanka iyo Ruushka, ay isugu isku aruursanayaan magaaladda Moscow si ay uga wada hadlaan yareynta rabshadaha muda dheer ka socda…

Kooxda Xuutiyiinta oo sheegatay weerar lagu qaaday xabsi ay Soomaali okay…

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ee ay taageerto dowladda Iiraan ayaa sheegtay in ay dambeeyeen weerar loo adeegsaday gantaal laguna qaadey xabsi ay ku jireen boqolaal muhaajiriin u badan Itoobiyaan iyo Soomaaliya. “44, muhaajiriin ah ayaa ku dhintay. 190 kalana way ku dhaawacmeen. Illaahey ha u naxariisto intii dhimatay, inta dhaawaca ahna bogsasho deg-deg ah ayaan u rajeynaynaa” ayuu yiri  sarkaal u hadlay Xuutiyiinta oo sheegay in weerarku u dhacay si khaldan. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay ka dhigtay in wadarta guud ee…

Madaxweyne Farmaajo ka hadlay geerida Maguful madaxweynihii Tansaaniya…

Madaxweynaha Mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku mitid madaxweynihii dalka Tansaaniya John Pombe Magufuli oo xalay xanuun dhanka wadnaha ah ugu geeriyooday magaaladda Daaru Salaam ee caasimadda dalkaasi. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in uu si gaar ah ugu tacsiyaynayo Madaxweyne Kuxigeenka dalkaasi Marwo Suluhu Samia iyo Marwadii uu ka geeriyooday Madaxweynuhu Marwo Janet Magufuli sida ay daabacday warbaahinta Dowladda. “Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo…

ICJ oo mudaysay gunaanadka dacwada Badda Soomaaliya ee Kenya muranka g…

ICJ, Maxkamadda Cadaaladda Aduunka ee fadhigeedu yahay magaaladda Hague ee dalka Netherlands ayaa maanta markale muddeysay dhageysiga ugu dambeeya ee galdacwadeedka badda Soomaaliya ee Kenya muranka galisay. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda xil-gaarsiinta Soomaaliya, Mahdi Maxmed Guuleed oo qoraal ku daabacay bartiisa Facebook, ayaa sheegay in dhageysiga gunaanudka uu qabsoomi doono maalinta berri ah oo ku astaysan 18 Maarso 2021. “Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ayaa berri galab 03:00pm xilliga Hague dhagaysanaysa…

Xigasho: Xog: Qorshe lagu kordhinayo ciidanka Haramcad

Muqdisho - Toddobaadyadii la soo dhaafay, Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho waxaa laga abaabulay dhalinyaro cusub oo ka mid noqonaya ciidamada booliska gaarka ah. Kuwa la qorayo waxay joogaan dugsiga General Kaahiye maalin kasta, qoritaanka waxaa weheliya tababar maalinle ah oo ka dhaca gudaha iskuulka inta ay qoranayaan haramcadka. Saraakiil ciidan ayaa saxafadda u xaqiijiyey in howlgalka uu wado Taliye Farxaan Qaroole isla markaana qorista ay si ku meel gaar ah uga bilaabatay xerada…

Sawirro: Rooble oo tagaya aaska Cali Mahdi maanta

Muqdisho (Axadle) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta booqday guriga lagu aasay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo dhawaan ku nastay magaalada Muqdisho. Intii uu booqashada ku jiray, Rooble wuxuu saxiixay buuga tacsida wuxuuna la kulmay qoyska marxuumka iyo eheladiisa, guddiga aaska iyo odayaasha dhaqanka ee ka shaqeeyay aaska marxuum Cali Mahdi Maxamed. “Waxaan rabaa inaan ka xumaado dhamaan umada Soomaaliyeed, qoyskii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u…