Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Maxaa ka soo kardhay weerarkii maanta lagu dilay labo
Labo gudoomiye Waaxeed oo ka tirsan degmada Kaxda iyo haweenay ka shaqaynaysay ololaha wacyi galinta ayaa lagu dilay toogasho iyo qarax gaari oo duhurnimadii maanta ka dhacay duleedka Muqdisho sida ay Axadle u xaqiijiyeen saraakiisha amaanka degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.
Saraakiishu waxa ay Axadle u sheegeen in qaraxaasi ay ku dhinteen gudoomiye waaxeedya-dii waaxda Generaal Liqliqato iyo Siinka-dheer Nuur Maxamed Geedoow, Ibraahim Colow Cali ee dagmada Kaxda ee gobolka…
Gulmudug oo tafaasiil ka bixisay wada-xaajood dhexmaray
Wefdi uu hoggaaminayey Ergayga Xoghayaha Guud QM arimaha Soomaaliya, oo ay qeyb ka ahaayeen qaar kamid ah Wakiiladda beesha caalamka sida EU Nicole Miller, AU Francico Madeira, & IGAD Jamal Ahmed ayaa Isniinta maanta ah lagu soo dhaweeyay caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb.
Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa lagu soo bandhigay fahfaahin ku saabsan wada-xaajoodyo dhexmaray madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor iyo diblumaasiyiinta Fadhigoodu yahay xerada…
Maxaad kala socotaa shirka looga falanqooday arimaha
Ursula von der Leyen, Moussa Faki
Magaaladda Brussels waxaa lagu soo gabagabeeyay shir u dhexeeyay Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika (AU PSC) iyo Guddiga Siyaasadda iyo Amniga ee Midowga Yurub (EU PSC) kaas oo laga hadlayay taageerada Midowga Yurub ee Afrika, qaab-dhismeedka Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, iyo iskaashiga AU-EU.
Shirka ayaa waxaa si wadajir ah u gudoomiyay Danjire Osama Abdelkhalek oo ah gudoomiyaha Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga…
Qarax iyo toogasho maanta ka dhacay degnada Kaxda ee gobolka
Qarax loo adeegsaday gaari ayaa wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye gaar ahaan agagaarka Siinka dheer Waxaa lagula eegtay gudoomiyaha degmada Kaxda iyo saraakiil ka tirsan booliska Soomaaliya.
Gudoomiyaha degmada iyo saraakiilsha amaanka ayaa ku baxay gudoomiye waaxeed ka tirsan degmada kaxda iyo haweenay degmada u qaabilsaneed ka hortaga xanuunka Coronavirus oo halkaasi maanta lagu dilay.
Ma cada ilaa iyo haatan qasaaraha ka dhashay qaraxaan balse dadka deegaanka ayaa ku…
Dhaqaatiir uu ku dhacay Covid-19 oo dadka ka daweynaya
Xannuunka Covid-19 ayaa saameeyay waddamada Qaaradda Yurub oo si joogta ah maalin waliba looga diiwaangeliyo dhimasho, kiisas cusub iyo dadka ka caafimaaday xannuunka Coronavirus.
Biljamka (Belgium) waxa uu soo galay booska 24-aad guud ahaan Caalamka waddamada laga diiwaangeliyay kiisaska ugu badan ee xannuunka, halka liiska kala sareynta qaaradda Yurub uu tiigsaday kaalinta 8-aad.
Maanta oo talaado ah kuna beegan 27/10/2020 waxaa laga diiwaangeliyay 12,687-bukuuno cusub &…
Ciidamada ammaanka DG Puntland oo Boosaaso ka sameeyay
Magaalada Boosaaso Xarunta Gobolka Bari oo dhawaan Ciidamo dheeraad ah DG Puntland geysay waxaa ka bilawday howlgalo saraakiisha askarta hoggaamineysa ku tilmaameen Amni sugid.
Ciidamada ayaa baaraya xaafadaha qaar, Gaadiidka & Dadka saaran, maadaama walwalka ugu weyn ee maamulkaas uu yahay sugidda ammaanka Magaalada Boosaaso oo marar kala dilal & qaraxyo ay ka dhaceen.
Kuraasta qaar Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa loo asteeyay in lagu qabto Xarunta…
Muqdisho oo martigelineysa dhaq-dhaqaaqyo Siyaasadeed! –
Magaalada Muqdisho waxa ay martigelineysaa dhaq-dhaqaaqyo Siyaasadeed oo ay sameynayaan mas’uuliyiinta Dowladda iyo Xisbiyada Mucaaradka kahor inta aan la guda gelin waqtiga Doorashada 20/21.
Nairobi waa barta kulmisay Siyaasiyiin u xul-duubeysa hanashada kursiga ugu sareeyo dalka ee Hogaamiyaha, waxaa wehliya shaqsiyaad kale oo ku haminaya kasoo muuqashada Dowladda dhismaheeda la qorsheynayo.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo kamid ahaa mas’uuliyiin…
Muddo xileedka Sharciga ee DG Hir-Shabeelle oo 17-cishe la
Muddo xileedka 4-ta sano ah ee DG Hir-Shabeelle ayaa ku idlaaday 9-kii bishaan, waxaana qorshuhu ahaa in la diyaariyo Baarlamaanka labaad si uu u doorto guddoonka cusub oo sii wada howsha.
Magaalada jowhar kama muuqda dhaq-dhaqaaq siyaasadeed oo xitaa lagu soo diyaarinayo Xildhibaannada labaad ee Beelaha, Odoyaasha Beelaha uma intooda badan waa ay ka maqan yihiin Magaalada oo xitaa hogaamiyayaasha qaarkood ayaa afka ka qabsaday ka hadalka howsha socota.
Guddoomiyaha…
Madaxii Shirkadda Amal ee Magaalada Kismaayo oo la toogtay –
Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG Maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in duhurnimadii maanta Kooxo hubeysan ay toogteen Madaxii Shirkadda Amal, qaybta Magaalada Kismaayo, kaasi oo lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Cabdisalaan (Cabdullaahi Shigshigow).
Dilka ayaa wuxuu ka dhacay Xaafadda Calanley ee Magaalada Kismaayo, kadib markii dableyda hubeysan ay toogteen marxuumka.
Ciidamada Booliska Jubbaland oo tagay goobta dilka uu ka dhacay, ayaa waxa ay halkaasi…
Dunida Muslimiinta oo cambaarayn hawada u marinaya
Diidmada ka dhalatay cambaareynta Hogaamiyaha Faransiiska Emmanuel Macron ee Islaamka ayaa sii xoogeysatay ka dib markii Hogaamiyaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan uu su’aal ka keenay caafimaadka maskaxda ee dhiggiisa Faransiis, halka Muslimiinta dalal dhowr ah ay dalbanayaan in la qaadaco xiriirka Faransiiska.
Erdogan ayaa markii labaa asbuuc gudihiis ku celiyey in “maskaxda laga baaro” madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, xilli ay sii kordheyso carada ka dhalatay hadal uu…