Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Deni & Qoor-Qoor oo kawada hadlay khilaaf soo kala

Magaalada Muqdisho waxaa xalay ka dhacay kulan abaabulkiisa kasoo bilawday Xildhibaanno & Senataro kasoo jeeda Dowlad Goboleedyada Puntland & Galmudug oo ugu dambeyn isu gacan-geliyay Siciid Deni & Axmed Qoor-Qoor oo is khilaafsanaa. Ilo xog ogaal ah ayaa Axadle u sheegay in saacadihii lasoo dhaafay Muqdisho lagu qabtay kulamo looga hadlayay sidii la isugu keeni lahaa Madaxda Dowlad-Goboleedyada Puntland Siciid Cabdullaahi Deni & Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor. Sida Axadle ay heshay, xogta…

AU observers report back to

The National Independent Electoral Commission (CNEI) delivered on Monday, March 22, the day after the presidential election, the first trends already giving outgoing President Denis Sassou Nguesso the winner almost everywhere. The African Union (AU) Observation Mission noted several dysfunctions in the vote, but welcomed the Congolese voters' attachment to democratic values. "Voting started with a delay in 66.7% of witness polling stations," explained Dileita Mohamed, head of the AU observation mission. The delay, which…

Wasiir Dubbe oo fahfaahiyey xilliga la qabanayo

Wasiirka warfaanta xukuumadda xil-gaarsiinta, Cismaan Abuukar Dubbe, ayaa wuxuu warbaahinta uga warbixiyey shirka u furmay Farmaajo iyo madaxweyne-yaasha DG Koofur Galbeed, Galmudug, Hir-Shabeelle iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir. Dubbe ayaa sheegay in shirka u bilowday madaxweynaha waqtiga ka dhamaadey, DG qaarkood iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir. Ajendaha shirka maanta ayuu ka dhawaajiyey in uu ahaa isu soo dhowaanshiyo kahor wadatashiga guud oo uu tilmaamay in maalinta labaad oo berri ku beegan ay madaxda ka doodi…

Bangladesh:- Dab xoog leh oo ka kacay xero ay

Dab aad u baaxad weyn ayaa qabsaday xero qaxooti oo ay daganyihiin qaxootiga Rohingya oo ku taal koonfurta Bangladesh, sida ay sheegeen saraakiil iyo goobjoogayaal, waxaana ku gubtay boqolaal kontomeeyo ah. Fiidiyowyo la soo dhigay baraha bulshada Isniintii ayaa muujinayay uuro iyo qiiq ka baxaya Balukhali Camp 1 oo ku yaal Cox’s Bazar. “Waxaan helnay warbixintii dabka waana ka jawaabnay dhacdada. Waxaan isku dayeynaa inaan xakameyno dabka, ”Mohammad Shamsud Douza, oo ah sarkaal ka tirsan guddiga gargaarka iyo dib u…

Somaliland Amaro ku soo Rogtay Goobaha

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, oo soo saartay Go’aamo la doonayo in lagu xakameeyo faafida Cudurka Covid19 ayaa amaro ku soo rogtay dugsiyada waxbarashada iyo dhamaan bahda caafimaad. Wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa bayaankeeda ku sheegtay si looga fogaado faafitaanka xanuunka in ay waajib tahay in “fasalka cabbirkiisu yahay 8M X 6M loo ogolyahay in ay wax ku dhigtaan ugu badnaan 45 arday oo kaliya”. Sida ku cad siyaasadda waxbarshada Somaliland, todobaadkii waxaa la dhiganyaa 5 cisho oo ah Sabti ilaa…

Farmaajo iyo maamulada taabacsan oo shir uga

Madaxweynaha Mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaaraha xukumadda xilgaarsiinta, Madaxweyne-yaasha Galmudug, Hir-Shabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa “kulan horudhac u ah” wada hadalka madaxda Dowladda Faderaalka iyo Dowlad-goboleedyada dalka uga furmay magaaladda Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa ka maqan Madaxweyne-yaasha Jubbaland iyo Puntland, waxaana muuqda in madaxweyne Deni iyo Axmed Madoobe aysan kasoo qeybgali doonin shirka oo uu dhawaan iclaamiyay Madaxweyne Maxamed…

energy and opposition paint a totally different image

Congo-Brazzaville voted this Sunday, March 21, for the first round of presidential elections. After 36 years of cumulative power at the head of the country, the incorruptible Denis Sassou-Nguesso is seeking a new term of five years. In front of him six opponents. On Sunday evening, whether we were in power or in opposition, we made a very different assessment of this voting day.…

Aas-aaska Jaamacadda Carabta oo maanta laga joogo

22-kii Maarso 1945-tii ayaa la aasaasay Ururka Jaamacadda Carabta oo ku bahoobay dalal dhaca Qaaradaha Afrika & Aasiya si ay isaga kaashadaan wax isu qabashada iyo garab istaagga dalkii dhibaato la kulmo ama Khatar gala. Magaalada Qaahira ee Xarunta Jamhuuriyadda Carabta Masar ayaa lagu aasaasay Ururkaan oo ay xubnaha ka yihiin Dalalka kala ah: 1-Algeria, 2-Bahrain, 3-Comoros, 4-Djibouti, 4-Egypt, -5-Iraq, 6-Jordan, 7-Kuwait, 8-Lebanon, 9-Libya, 10-Mauritania, 11-Morocco, 12-Oman, 13-Palestine, 14-Qatar, 15-Saudi…

Congolese important opposition candidate Kolelas dies

The Republican opposition candidate Guy Brice Parfait Kolelas died of COVID-19 when he was transferred to France for treatment, his campaign manager said on Monday, the day after the presidential election in which he was the main challenger. Kolelas was considered the main rival against veteran leader Denis Sassou Nguesso, who was expected to win Sunday's vote. The election was boycotted by the main opposition and during an internet shutdown, with critics expressing concern over the openness of the…

Maxay kawada hadleen Villa Somalia & Madax

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa soo agaasintay kulan gaar ah oo ay la yeelatay Madax Goboleedyada la safan si ajande ay ku mideysan yihiin ula tagaan Madasha Afisiyooni oo maanta lagu daah-furayo Shirka looga hadlaya ka gudubka caqabadaha hortaagan Doorashooyinka Soomaaliya. Villa Somalia oo u muuqata Cadaadis xooggan ee uga imaanaya Madaxda DG Puntland & Jubbaland, Musharixiinta, Siyaasiyiinta & go’aanka Beesha Caalamka ee ah in muhiim tahay qabsoomidda Doorashooyinka ayaa diyaarisay Ajandaha ay ku wajaheyso…