Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Al-Shabab terrorists kill 12 at military base in

At least 12 people were killed in an attack by al-Shabab terrorists on Sunday in a town and military base in central Somalia, according to military and local officials. The terrorists attacked the base and the nearby town of Wisil in the state of Galmudug, more than 700 kilometers from the capital Mogadishu, several sources told Agence France-Presse (AFP). Abdirahman Adan, commander of a paramilitary unit in the state of Galmudug, said by telephone that it was difficult to know the exact number of…

Qatar oo QM kahor sharaxday qorshaheeda Soomaaliya – Caasima…

Doha (Axadle) – Dowladda Qatar ayaa Golaha Ammaanka ee QM ka hor sharaxday qorshaheeda ku aadan caawimaadda Soomaaliya, ayada mar kale ku celisay sida ay uga go’an tahay in loo wajaho qaab dhammaystiran oo looga hortagayo xagjirnimada rabshadaha wata ee ka jirta Soomaaliya. Go’aankaan ayey Dowladda Qatar ku sheegtay bayaanka uu Wakiilka Joogtada ah ee Dowladda Qatar Sheikha Alya Ahmed bin Saif Al Thani u gudbiyay Qaramada Midoobay. Ambassador…

Xog: Sababta rasmiga ah ee uu Guudlaawe u qaadacay shirka ka…

Muqdisho (Axadle) – Xog dheeri ah ayaa kasoo baxeysa sababta uu Madaxweynaha maamulka HirShabelle Cali Guudlaawe u qaadacay ka qeyb-galka shirka ra’iisul wasaare Rooble iyo madax goboleedyada uga furmaya Caasimadda Muqdisho ee ku saabsan arrimaha doorashada. Qoraal saaka kasoo baxay HirShabelle ayaa lagu yiri “Dowladda HirShabeelle waxay cadeyneysaa inaysan qeyb ka ahayn shirka golaha wadatashiga qaran ee dowladda federaalka, dowladaha xubnaha ka…

explosion of a homemade bomb in a church

A homemade bomb exploded early this morning in a church in Beni in northern Kivu, a province in the eastern DRC. Beni, a city regularly plagued by deadly raids attributed to the Ugandan rebels from the ADF. This attack left at least two injured and has not been claimed. An investigation has been initiated. At 6 o'clock this…

Xafsa Maxamed Luqmaan oo shaacisay sidii ay saaxiibteed Xafs…

Nairobi (Axadle) – Xafsa Maxamed Luqmaan, oo ah haweeney ganacsato Soomaali ah oo 23 jir ah, oo la la’aa muddo shan maalmood ayaa shaaca ka qaaday in Gabar ay saaxiibo ahaayeen ay ka dambeysay afduubkii loo geystay. Wareysi gaar ah oo ay Xafsa Luqmaan siisay Wargeyska The Standard ee dalka Kenya ayey ku sheegtay in haweeneydii saaka lagu qabtay xaafadda Kinangop ee lagu magacaabo Xafsa Cabdi iyo ninka lala qabtay ay ahaayeen maskadii ka dambeysay…

Daawo: Gobaladda Waqooyi oo hanjabaad culus u dirtay laba ka mid xu…

Hargeysa (Axadle) – Wasiirka wasaaradda warfaafinta Gobaladda Waqooyi, Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa luuqad adag kula hadlay dowladda federaalka, gaar ahaan Ra’iisal wasaaraha ku-xigeenka Soomaaliya, Mahdi Guuleed iyo Wasiirka Maaliyada, Cabdiraxmaan Beyle. Wasiir Koore ayaa waxa uu ku eedeyay Mahdi Guuleed iyo Beyle inay ka dambeeyan abaabul ka dhan ah Gobaladda Waqooyi oo laga bilaabay…

30 maalin kadib maxaa ka hirgalay heshiiskii 27-ka May ee do…

Muqdisho (Axadle) – Waxaa 30 cisho ka tagtay 60-kii cisho ee heshiiskii May 27, 2021 ee dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada kaas oo dhigaya in 60 cisho lagu dhameystiro doorashada Soomaaliya. In kasta oo bil tagtay hadana weli ma jirto wax laga qabtay hannaanka doorashada, iyada oo lagu wado in Muqdisho lagu qabto mar kale shir ay yeelanayaan ra’isul wasaaraha iyo madaxda…

Puntland oo fulisay mid ka mid ah yoolasheeda sifeynta

Gaalkacyo (Axadle) – Guddoomiyaha gobolka Mudug ee maamulka Puntland, Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa ka hadlay toogasho ay Puntland saaka ku fulisay rag ka tirsanaa Al-Shabaab oo ay horey u xukuntay maxkamadda ciidamada maamulkaasi. Guddoomiyaha ayaa marka hore soo dhoweeyey toogashadan oo ka dhacday magaalada Gaalkacyo, laguna fuliyey illaa 18 xubnood oo ahaa shabakad isku xiran oo Shabaab ah, laguna eedeeyey inay dad badan ku dileen gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya. “Waxaan hada ku fulinay Xukunkii…

Galmudug oo war kasoo saartay dagaalkii Wisil

Dhuusamareeb (Axadle) – Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska ee gobolka Mudug, Gaashaanle Maxamed Mire Maxamuud oo u warramay warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyey khasaaraha ka dhashay dagaal ku billowday qarax is-miidaamin ahaa oo saaka ka dhacay deegaanka Wisil, kadib weerar ay ku qaadeen Al-Shabaab. Mire ayaa sheegay in weerarka uu dhacay abaare 4:30, isla-markaana ciidamada dowladda Soomaaliya, kuwa Galmudug iyo dadka deegaanka ay ka hortegeen dagaalkaasi. Taliye ku xigeenka Booliska gobolka Mudug oo hadalkiisa…

Guudlaawe oo qaadacay shirka ka furmaya Muqdisho

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha maamulka HirShabelle Cali Guudlaawe ayaa si lama filaan ah u qaadacay shirka ra’iisul wasaare Rooble iyo madax goboleedyada uga furmaya Caasimadda Muqdisho ee ku saabsan arrimaha doorashada. “Dowladda Hirshabeelle waxay cadeyneysaa inaysan qeyb ka ahayn shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka, Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir berri uga furmaya Caasimadda Muqdisho,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay HirShabelle. Qoraalka kasoo baxay madaxtooyada…