Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Al-Shabaab oo shaacisay magaca iyo qabiilka ninkii fuliyey w…

Muqdisho (Axadle) – Warbaahinta Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay wareysi ay ka duubtay Naftii-haligihii fuliyey weerarkii maalintii jimcihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka deegaanka Bacaadweyne, kaasi oo lagu shaaciyey magaciisa iyo beesha uu kasoo jeedo. Ninka fuliyey weerarka naf-halig-nimada ah ayaa magaciisa lagu sheegay Axmed Cabdullaahi Cabdiqaadir oo loo garan og-yahay “Shaakir”, oo dhalasho ahaan kasoo jeeda beesha Tuni, gaar ahaan…

Laba diyaarad oo ka tegay Muqdisho oo loo diiday inay ka dag…

Baydhabo (Axadle) – Maamulka Koonfur Galbeed ee Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa amray in diyaarado rakaab siday oo ka baxay Muqdisho saaka, oo ay lahaayeen shirkadaha Haala Airline iyo Blue Sky, inay dib ugu noqdaan halkii ay ka yimadeen ee garoonka Muqdisho xilli ay doonayeen inay ku dagaan Garoonka Shaati Gaduud. Muqtaar Xaamud, xoghayaha AOC, oo la hadlay idaacadda Mustaqbal ayaa sheegay in diyaaraha Haala Airline iyo Blue Sky oo saakay ka duulay…

Mustafe Cagjar oo shaaciyey cidda ka dambeysa inay ciidamo u…

Jigjiga (Axadle) – Madaxwaynaha dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa markii u horeysay sharaxaad dheeraad ah ka bixiyey ciidamada uu maamulkiisa u diray gobolka Tigray, si ay qeyb uga noqdaan dagaalka ay xukuumadda Abiy Ahmed kula jirto TPLF. Mustafe Cagjar oo wareysi siiyey idaacada BBC-da ayaa sheegay in maamulkiisa uu ciidamada ugu diray Tigray kadib dalab uga yimid ra’iisal wasaare Abiy, oo dhigayay in…

the humanitarian situation is still worrying

As every month, the UN Humanitarian Coordination Bureau Ocha published a Monday update on the Ethiopian region of Tigray. It appears from this bulletin that the work of humanitarian organizations remains difficult despite the unilateral ceasefire decided by the federal authorities on June 28, 2021. No telephone network,…

Jacob Zuma remains silent in court

Following the violence and looting, former President Jacob Zuma will appear on Monday, July 19, for corruption in one of the many cases for which he is charged. These are arms agreements signed with the French industrialist Thalès in the 1990s. It is Jacob Zuma's first public appearance since he has been behind bars. The former president appears for video conferencing for health reasons but also for…

Malcuunkii sameeyey Sawir gacmeedyada loogu gefay Nebiga SCW…

Copenhagen (Axadle) – Farshaxamiistihii malcuunka ahaa ee reer Denmark ee sameeyey sawir gacmeedyada uu ku sheegay uguna gefay Nebi Muxamed SCW ayaa geeriyooday isaga oo 86 jir ah. Kurt Westergaard ayaa geeriyooday isaga oo hurdo kadib muddo uu xanuunsanaa, sida ay qoyskiisa Axaddii u sheegeen wargeyska Denmark ee Berlingske. Westergaard ayaa sameeyey 12 sawir gacmeed oo uu ku sheegay Nebi Muxamed SCW, oo lagu daabacay wargeyska xagjirka ah ee…

Xiisadda iyo khilaafka u dhaxeeya Imaaraadka iyo Sacuudiga o…

Riyadh (Axadle) – Falanqeeyayaasha taageersan Dowladda Sacuudi Carabiya ee ku sugan dalkaas ayaa bilaabay cambaareyn ay u jeedinayaan doorka ay Imaaraadka Carabta ee dagaalkii Yeman, taasi oo ka turjumeysa inay sii kordheyso xiisadda siyaasadeed iyo tan dhaqaale ee u dhaxeysa labada dowladood ee xulafada ah. Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa isku dayeysa inay xakameyso loolanka awoodeed ee Koonfurta Yemen ee u dhaxeeya dowladda la aqoonsan yahay oo…

Maamulka gobolka Banaadir oo ka laabtay fasax maanta la siiy…

Muqdisho (Axadle) – Maamulka gobolka Banaadir ayaa dib uga noqday fasax maanta la siiyey shaqaalaha ka howl-gala xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar, kaas oo ku aadanaa munaasabadda Ciidul Adxaa oo maalinta beri ah ku beegan. Qoraal wargelin ah oo kasoo baxay xafiiska waaxda shaqada iyo shaqaalaha ayaa lagu sheegay in la-laalay fasaxii la siiyey shaqaalaha, kadib amar ka yimid duqa Muqdisho. Sidoo kale waxaa qoraalkan lagu sheegay inay keentay…

The focus is on President Ndayishimiye

President Ndayishimiye's words shocked us, because he promised to fight crime and we had confidence when he came to power. But today, by engaging in the field of denial, we say to ourselves: but in the end, what will change? So we ask that investigations be made. Pacifique Nininahazwe, President of Focode Charlotte cosset .

Puntland oo markale digniin culus u dirtay ganacsatada – Caa…

Garoowe (Axadle) – Wasiirka maaliyadda ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Xasan Shire Abgaal oo wariyeyaasha kula hadlay Garoowe ayaa markale digniin culus u diray ganacsatada ku dhaqan deegaanada maamulkaasi. Wasiirka ayaa shaaciyey inay waajib ku tahay ganacsatada inay bixiyaan lacagaha canshuuraha ee laga rabo, wuxuuna digniin u diray shaqsiyaadka ka dhega adeegaya. Xasan Shir Abgaal ayaa sidoo kale tilmaamay inay mas’uuliyad darro…