Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Gabriel Magalhaes Oo Magacaabay Xiddiga Uu Ka Helay Premier
Difaaca Arsenal ee Gabriel Magalhaes ayaa magacaabay laba ciyaartoy oo horyaalka Premier League ka dheela oo uu aad ula dhacsanaa qaab ciyaareedkooda iyo la kulankooda, waxaanu ku daray weeraryahan ay ku adkaatay inuu xakameeyo intii uu xirfadda kubadda cagta ku jiray.Gabriel Magalhaes oo ay da’diisu tahay 22 jir ayay Arsenal £27 milyan oo Gini kagala soo wareegtay Lille xagaagan, waxaana uu boos joogto ah ku yeeshay Gunners.Isla markii uu soo gaadhay London, Arteta ayaa kusoo tuuray kulankii Arsenal ay 3-0 ku garaacday…
Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Man United & Arsenal Oo La Soo
Manchester United ayaa wajaheysa Arsenal maalinta Axada iyagoo dib u soo nooleynaya xafiiltankoodii hore xilli ay ku tartamayaan ka mid ahaanshaha afarta kaalimood ee ugu sareysa.Labada kooxood ayaa soo dhisaya kooxo da’ yar iyagoo rajeynaya inay maalin uun u tartami doonaan hanashada horyaalka Premier League.Kulanka Axada oo dhacaya 7:30pm Saacada Geeska Afrika ayaa ka tarjumi doona horumar ay ilaa iyo haatan sameeyeen labada kooxood.Jariirada The Sun ee ka soo baxda dalka Ingariiska ayaa shax isku dhaf ah ka sameysay…
Pep Guardiola Oo Jawaab Cad Ka Bixiyay Haddii Uu Ku
Pep Guardiola ayaa sheegay inuu si weyn ugu faraxsan yahay Manchester City islamarkaana uu rajeynayo inuu sii dheereysto sii joogitaankiisa kooxda xilli lala xiriirinayay inuu ku laabanayo Barcelona.Musharaxa madaxweynaha Barcelona Victor Font ayaa sheegay isbuucaan inuu doonayo inuu Guardiola ku soo celiyo Camp Nou haddii uu ku guuleysto inuu bedelo Josep Maria Bartomeu kaasoo iscasilay Talaadadii ka hor inta aan codka kalsoonida loo qaadin.Guardiola ayaa seddex koob oo La Liga ah iyo labo koob oo Champions League ah la…
Muxuu Yahay Surwaalka Xiddigaha K/Cagta Ka Caawinaya Soo
Hababka soo kabsashada ee ciyaartoyda isboortiga kala duwan ayaa horumar badan laga sameynayaa iyadoo haatan si weyn loo isticmaalayo surwaal hawo cadaadis leh uu ka buuxo oo teknooloojiyad loo adeegsanayo.Daafaca Chelsea Thiago SIlva ayaa dhawaan isku soo sawiray isagoo istcimaalaya aaladaan oo gaartay xiddigaha kubada cagta ilaa feeryahanada.Surwaalkaan loo isticmaalo soo kabsashada waxaa caan ka dhigay Ryan Brunt oo isagoo da’ yar oo ka tirsan kooxda Stoke City uu dhaawac ka soo gaaray jilibka, waxayna markaas da’diisa…
Zidane Oo Su’aashii La Sugayay Laga Weydiiyay Hadalkii Uu
Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa kahor kulanka ay kooxdiisu toddobaadkan soo dhawaynayso dhigeeda Huesca ka hadlay warkii toddobaadkan warbaahinta haystay ee ahaa in weeraryahan Karim Benzema oo quudhsaday Vinicius Jr.Sida ay qabteen kaamerooyinka gudaha garoonku, Benzema ayaa wakhtigii nasashada ee kulankii Champions League ee Borussia Monchengladbach u sheegay daafaca bidix ee kooxda ee Ferland Mendy inuusan baas u dhiibin Vinicius.Karim ayaa daafaca bidix ee ay France kasoo wada jeedaan u sheegay in…
Barcelona Oo Ku Dhawaaqday Liiska Xiddigaha Kooxdeeda Ee
Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa xushay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qayb qaadanaya kulanka ay booqanayaan dhigooda Alaves ee ka tirsan horyaalka La Liga.Kulankan ayaa noqon doona mid ay Barca doonayso inay saddexda dhibcood hesho si ay ugaga soo kabato guuldarradii kulankii El-Clasico ee ugu dambeeyay ee ay horyaalka ka ciyaartay kasoo gaadhay Real Madrid oo ay xifaaltamaan.Xulashada tababare Koeman ayuu markan ka maqan yahay da’yarka khadka dhexe ee Riqui Puig, macalinka ree Netherlands ayaa sheegay inuu…
“Manchester United 20 Sannadood Ayay Sugi Doontaa Hanashada
Ryan Giggs ayaa ka baqaya in Manchester United ay sugi doonto 20 sannadood inay ku guuleysato hanashada koobka horyaalka Premier League.0Red Devils ayaan ku guuleysanin koobka horyaalka tan iyo intii uu ka fariistay tababaraha halyeeyga ah Sir Alex Ferguson sannadkii 2013.Laakiin Giggs ayaa qirtay in awooda kooxda haatan heysata koobka horyaalka ee Liverpool kuwaasoo 30 sannadood sugayay horyaalka iyo Manchester City inay sii dheereyn doonto abaarto Man United ee koobka horyaalka.Daaficii hore ee Liverpool Jamie Carragher…
“Instagram Ayaan isticmaalaa, Waxaan La Socdaa Chamberlain
Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday inuu in mudo ahba isticmaalayay barta Instagram oo uu akoon aan la aqoonin kusoo galay baraha bulshada isaga oo waliba xusay sababta ku qasabtay walow uu hore u sheegay inuusan jeclayn.Qaar kamida tababarayaasha kale ee kubadda cagta ayaa leh akoono baraha bulshada ah waxaana laga xusi karaa Jose Mourinho oo Instagram adeegsada maalmahan ugu dambeeyayna si xoogan sawiro ugu baahinayay.Klopp oo horraantii sanadkan la weydiiyay haddii uu baraha bulshada…
Real Madrid Mise Man United? Xiddig Aqoon Fiican U Leh
Daafacii hore ee kooxda Tottenham Hotspurs haatana qaybta ka ah kooxda SL Benfica ee Jan Vertonghen ayaa ka hadlay kooxda uu la wareegi karo tababarihiisii mudada dheer ay kooxda waqooyiga London soo wada joogeen ee Mauricio Pochettino.Vertonghen ayaa u arka Pochettino mid samirkii uu wax ku sugayay ka dhammaaday kaddib markii mudo ku dhaw 12 bilood kahor laga diray Tottenham isagoo intaas shaqo la’aan ahaa.Pochettino ayaa mudo dheer lala xidhiidhinayay Man United, magaciisa ayaa noqday mid markale aad loo xusay kaddib…
Liiska Tobbanka Xiddig Ee Abid Ugu Goolasha Badan Kubadda
Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa talaabo kale hore u qaaday si uu u noqdo xiddiga abid ugu goolasha badan kubadda cagta kulankii uu Arbacadii goolka muhiimka ah ee rigooraha ah kasoo dhaliyay Juventus ciyaar Champions League ahayd.Messi ayaa wacdarro kasoo dhigay kulankaas isaga oo caawiye ka ahaa goolkii furitaanka ee Ousmane Dembele kahor intii uusan daqiiqadihii ugu dambeeyay kulanka goolka labaad isagu ka dhalin Juve oo Cristiano Ronaldo la’aan ahayd.Goolka uu Messi kulankaas kasoo dhaliyay ayaa u noqday…