Skip to content
Tuesday, August 11, 2026 Mogadishu 29°C Breaking: AI Clips Depicting Violent Vegetables on TikTok Could Radicalise Children
Breaking News
Axadle
Sports English

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Brighton vs Man United – Miyay

Follow
predicted_man_utd_xi_vs_brighton_2020_21-678x381-1

Kooxda Machester United ee uu hoggaanka u yahay tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa maanta tegaysa gegida Amex Stadium halkaas oo ay ku booqanayaan dhigooda Brighton kulan ay saddexda dhibcood aad muhiim ugu yihiin.

Manchester ayaa doonaysa guusheedii ugu horreysay ee Premier League ah xilli ciyaareedkan kaddib markii kulankii furitaanka ay guuldarro 3-1ah kala soo kulmeen Crystal Palace xilli ay kulan u baaqday gacanta ku haystaan.

Solskjaer ayaa markale iska indho tiray inuu keydka dhigo xiddigii kulankii Palace eeda badan la kulmay ee Victor Lindelof isaga oo keydka kusii hayay Eric Bailly oo ciyaartii Carabao Cup isku soo muujiyay, sidoo kale macalinka ree Norway ayaa wali keydka kusii haya Donny Van De Beek oo saxeexiisa cusub ah.

Shaxda Kulankan Ee Labada Kooxood