Xiddig Arsenal Ah Oo U Wareegay Atletico Madrid Xilli
Xiddiga khadka dhexe ee Arsenal Lucas Torriera ayaa heshiis amaah ah ugu wareegay kooxda Atletico Madrid iyadoo labada kooxood ay…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Xiddiga khadka dhexe ee Arsenal Lucas Torriera ayaa heshiis amaah ah ugu wareegay kooxda Atletico Madrid iyadoo labada kooxood ay…
Edinson Cavani ayaa farriintiisii ugu dambaysay ee macalaamaynta ahayd u diray jamaahiirta kooxdiisii hore ee Paris Saint-Germain, iyadoo uu isku…
Om Press Upphovsrätt Kontakta oss Kreatörer Annonsera Utvecklare Villkor Sekretess Policy och säkerhet Så fungerar YouTube Testa nya funktioner ©…
Manchester United ayaa daafaca dhexe ee Ingariiska Chris Smalling si rasmi ah uga iibisay kooxda AS Roma ka dib wadahadalo…
Khabiirka suuqa kala iibsiga Fabrizio Romano oo ah nin si weyn u la socda dhaqdhaqaaqyada suuqa kala iibsiga ee kooxaha…
Manchester United ayaa dhameystirtay saxiixa daafaca bidix Alex Telles oo ay kala soo wareegeen kooxda FC Porto isagoo haatan ah…
Tababaraha xilli ciyaareedkiisii koowaad la bilawday Barcelona ee Ronald Koeman ayaa la sheegayaa inuu kalsooni ku qabo in madaxda suuqa…
Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa waxay wada-hadallo meel fiican la isla marayo kula jirtaa Watford oo ay ka doonayso…
Suuqa iibka ciyaartoyda ayaa xidhmaya caawa saqda dhexe ee xilliga Geeska Afrika, waxaanay kooxaha waaweyn iyo kuwa yaryariba ku mashquulsan…
Liverpool ayaa xidhiidh la samaysay kooxda kubadda cagta Tottenham oo ay ka doonayso goolhayaheeda Paulo Gazzaniga si uu xal degdeg…
Kooxda kubadda cagta Arsenal ma rajaynayso in maanta oo uu xidhmayo suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagani ay samayso saxeexyo cusub,…