“Kani Waa Geesiga Nolosha Dhabta Ah!” – Qisada Miskiinkii
Xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah ayaa lagu tilmaamay inuu yahay ‘geesiga nolosha dhabta ah’ kaddib markii uu bixiyey lacag siiyey…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah ayaa lagu tilmaamay inuu yahay ‘geesiga nolosha dhabta ah’ kaddib markii uu bixiyey lacag siiyey…
Goolhayaha booskiisa luminaya ee Chelsea ee Kepa Arrizabalga ayaa ballan ku qaaday inuu dib u xoogsan doono booskiisii oo uu…
Isniintii ayaa uu xidhmay suuqa iibka ciyaartoydu, iyadoo ay kooxaha waaweyn si fiican uga adeegteen intii uu dhaqaaluhu u saamaxay,…
Saadaal cusub ayaa laga sameeyey horyaalka Premier League kaddib markii uu soo xidhmay suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan, waxaana si…
Edinson Cavani iyo Alex Telles ayaa kasoo muuqan kara kulanka ugu soo horreeya ee Manchester United ee horyaalka Premier oo…
Kooxda Manchester United ayaa ku dhawaaqday in saxiixooda cusub Edinson Cavani inuu xiran doono maaliyada No.7 xilli ciyaareedkan, iyadoo maaliyadaan…
Suuqa iibka xagaaga 2020 ayaa xalay saqdii dhexe soo xidhmay, waxaana durba bilaabmay qiimaynta xiddigihii la kala iibsaday intii u…
Xiddiga Chelsea ee Tiimo Werner ayaa laga saaray liiska ciyaartoyda xulka qaranka Germany ee isku diyaarinaya saddexda kulan ee caalamiga…
Kooxda Chelsea ayaa amaah hal xilli ciyaareed ah ku fasaxday daafac ay xagaagan la soo wareegtay Malang Sarr kaasoo ku…
Arsenal ayaa gaartay go’aan adag ka dib markii ay shaqada ka ceyriyeen ninkii ahaa astaantoodii garoonka ee lagu naaneesayay Gunnersaurus…
Inkastoo Liverpool ay ka aamusneyd suuqa kala iibsiga shalay oo uu soo xirmay hadana si fiican ayay uga soo adeegteen…