Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Midtjylland – Liverpool Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh
Jurgen Klopp ayaa sideed isbedel ku sameeyay shaxdii kooxdiisa ee kulankii Wolves bilowgii todobaadkan, iyadoo inta badan ciyaartoydiisa muhiimka ah keydka la dhigay.Kaliya Caoimhim Kelleher, Fabinho iyo Mohamed Salah ayaa lagu soo daray kooxda Liverpool ee caawa wajihi doonta Central Jutland, taasoo keentay ciyaartoy muddo gaaban ah iyo kuwa dhaawac ah, sida Naby Keita, Takumi Minamino iyo Divock Origi. ah.Trent Alexander-Arnold oo dhaawac ka soo laabtay ayaa ku soo laabtay safka hore ee kooxda Liverpool isaga oo caawa…
Dani Carvajal Oo Aabe Noqday Saacado Ka Hor Ciyaarta
Xiddiga Real Madrid ee Dani Carvajal ayaa aabbo noqday saacado ka hor ciyaarta muhiimka ah ee ay kooxdiisa Real Madrid kusoo dhoweynayso Borussia Monchengladbach.Difaacan midig oo kasoo laabtay dhaawac ayaa ka hor inta aanu isku diyaarinin garoonka waxa uu cusbitaalka kula qaatay gacalisadiisa Daphne Canizarez oo u dhashay wiil loo bixiyey Martin, kaas oo ay sawirkiisa soo dhigeen baraha bulshada.Carvajal iyo Daphne Canizarez ayaa sawir la galay canugga yar ee u dhashay, kaddibna la wadaagay asxaabtooda baraha bulshada ee…
Immisa garsoore ayaa mamnuucay garsoorayaasha
Garsoorihii afaraad ayaa lagu eedeeyay cunsuriyad, taasoo keentay in ciyaartii martida ee u dhaxeysay PSG iyo Istanbul Basaksehir la hakiyo qeybtii hore.PSG iyo Istanbul Basaksehir ayaa garoonka ka baxay ka dib markii garsooraha reer Romania Sebastian Costantin Coltescu uu cunsuriyad kula kacay ku xigeenka tababaraha Turkiga Pierre Webo oo u dhashay Cameroon.Weeraryahankii hore ee kooxda Chelsea Demba Ba ayaa la arkay isaga oo si carro leh ula doodaya garsoorayaasha, isagoo ka dalbanaya in Coltescu uu sharaxo luqadda uu kula…
Waa Maxay Sababta Manchester United Ay U Hadhayso Haddii PSG
Manchester United ayaa Salaasadii xalay waxay keentay natiijo musiibo ku noqotay hammigii jamaahiirteeda iyo ciyaartoydaba, waxaana 3-2 ku garaacday RB Leipzig oo ay ugu tageen waddanka Germany.Red Devils ayaa hoggaanka u haysay Group-kan, balse waxay guul-darrooyin usoo hoydeen labadii kulan ee ugu dambeeyey oo ay PSG iyo RB Leipzig ku garaaceen.Arrinta aan la malaysan karayn ayaa waxay ahayd in United ay labadan kooxoodba kasoo badisay kulamadii hore, gaar ahaan RB Leipzig oo ay shan gool iyo waxba usoo dhiibtay iyo PSG oo…
“Doqon Ayaa Tahay, Saaxiibo Wanaagsan Ayaad Talyaaniga Ku
Guuldarradii xalay kasoo gaadhay Barcelona oo Camp Nou joogta dhigeeda Juventus ee 3-0 ka ahayd ayaa aad uga cadhaysiiyay tababaraha iyo daafaca bidix ee kooxdaas ee Ronald Koeman iyo Jordi Alba oo af-xumeeyay garsooraha kulanka.Koeman iyo Alba ayaa labaduba soo bandhigay dareenkooda cadho ee ay ka qabaan garsoore Tobias Stieler iyo go’aamo uu gaadhay intii kulankaasi socday.“Aad ayaad u xuntahay, waxaad tahay baastar (Bastard)” ayaa la maqlayay Jordi Alba oo ku qaylinaya daqiiqadii 27-aad ee kulanka kaddib markii uu kaadh…
Muxuu Yahay Rekoodhka Aadka Ugu Weyn Taariikhda Real Madrid
Weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Karim Benzema ayaan kulanka caawa ay kooxdiisu la yeelanayso Borussia Monchengladbach isaga kaliya u ahayn kulan xilli ciyaareedkooda muhiim u ah balse uu sidoo kale muhiimad shaqsi ah u leeyahay.Rekoodhka weyn ee uu Benzema ku socdo kulankan ayaa ah inuu bar-barayn karo tirada kulamada uu halyeey Roberto Carlos usoo ciyaaray Real Madrid ee ah 527 kulan.Inuu halyeeyga ree Brazil 527 kulan usoo ciyaaray Los Blancos ayuu ku haystaa rekoodhka weyn ee ah ajaanibka kulamada ugu badan usoo…
“Champions League Anigu Khibrad Uma Lihi Ee Guardiola U Leh,
Tababaraha kooxda Marseille ee Andre Villas-Boas ayaa amaanay kooxda uu caawa kahor tagayo ee Manchester City iyo tababaraheeda Pep Guardiola isaga oo ku sifeeyay dhigiisa ree Spain mid Champions League khabiir ku ah.Kooxda ka socota horyaalka Ligue 1 ayaa ku qasban inay hesho natiijo ka wanaagsan mida ay Olympiacos caawa helayso si ay booska saddexaad ugu dhammaysato oo ay UEFA Europe League uga qayb ahaato.City ayaa la filayaa inay shax bedel xoogan samayn doonto kaddib markii ay xilli horeba wareega 16-ka usoo baxday isla…
Waa Kuma Kabtanka Xalayba Kasii Ducaystay In Kooxdiisa Lagu
Kabtanka kooxda Lazio ee Ciro Immobile ayaa shaaca ka qaaday inuu kooxdiisa u han weyn yahay kaddib markii ay xalay wareega 16-ka ee Champions League u gudbeen xilli uu xusay magcayada labada kooxood oo uusan doonayn inay ku aadaan.Lazio oo Stadio Olimpico joogtay ayaa xalay bar-bardhac la gashay kooxda ree Belgium ee Club Brugge oo si weyn u dagaalantay ilaa daqiiqadii ugu dambaysay balse ugu dambayn kooxda Talyaaniga ah ayaa gudubtay.Kulanka kaddib Immobile oo la hadlay Sky Sports ayaa muujiyay dareenkiisa farxadeed ee…
Madaxweyne Erdogan Oo Xalay Taleefan Ku Wacay Basaksehir
Waxa xogo cusub oo miisaan culusi kasoo baxayaan kulankii xalay isaga oo socda baaqday ee Paris Saint-Germain vs Istanbul Basaksehir markaas oo ay xiddigaha labada kooxood iskaga dareereen garoonka Parc des Princes.Garsooraha afraad ee kulankaas ee Sebastian Coltescu ayaa la sheegayaa inuu cunsuriyad kula kacay tababare ku xigeenka Istanbul Basaksehir ee Pierre Webo isaga oo ku yidhi “Ninkan madaw”Intaas kaddib xiddigaha kooxda Turkey-ga ah ayaa muujiyay dareen cadho oo aad u weyn waxaana hoggaaminayay weeraryahanka Muslimka…
Man United Oo Xiddig Weyn Kusoo Bedelanaysa Pogba,
Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqii iibka ciyaartoyda ee xagaagii waxa uu xidhmay horraanta bishii October, waxaana dhowaan la sugayaa inuu furmo suuqa waqtiga jiilaalka ee bisha January oo muddo kooban ay kooxuhu u heli doonaan inay kaga soo faa’iidaystaan.Kooxaha dhaawacyadu ragaadiyeen amaba doonaya inay helaan xiddigo ka caawiya xallinta dhibaatooyinkii ay soo arkeen qaybta hore ee xili ciyaareedka ayaa suuqa geli doona, sidoo kalena ciyaartooyo heshiisyada…