Skip to content
Thursday, September 17, 2026 4 Rabi al-Thani 1448 AH Fajr 04:40
Muqdisho 24°C
Breaking: Three Killed in News Helicopter Crash in Los Angeles
Breaking News
Axadle
Axadle Newsroom Sports English

Arsenal Oo Guul Soo Laabasho Ah Ka Gaartay, 21 Jir Noqday

Follow
Newsroom published Updated 6 years ago 1-minute read
Dhageyso Qodobada AI Narration • ~1 min audio

Arsenal ayaa dabacsanaan muujisay bilowgii ciyaarta iyagoo lagu ciqaabay weerarkii ugu horeeyay, Martion Ellingsen ayaa ka dhaliyay goolkiisii labaad ee abid uu ka dhaliyo Yurub daqiiqadii 22aad iyadoo kooxda reer Norway ay si lama filaan ah ku qabatay hogaanka ciyaarta.

Molde ayaa u muuqatay mid ceshaneysay hogaankeeda ilaa iyo Kristoffer Haugen uu shabaqa iska soo taabtay dhamaadkii qeybta hore ee ciyaarta,

- Advertisement -

Gool kale oo ay iska dhaliyeen kooxda reer Norway ayaa hogaanka u dhiibtay Arsenal iyadoo daqiiqadii 62aad uu goolka iska dhaliyay Sheriff Sinyan ka hor inta uusan Pepe dhalinin goolka seddexaad halka Joe Willock uu saxiixay goolka afaraad iyadoo Arsenal ay hogaanka u heyso Group B.

Da’ yarka ayaa taabtay meel walba oo caws laheyd, kama uusan baqeynin inuu weeraro joogta ah sameeyo taasoo markii danbe keentay inay kala daadato kooxda Molde. Goolkii uu dhaliyay wuxuu ahaa mid uu u qalmay.

QIIMEYNTA CIYAARTOYDA

Arsenal: Leno 6, Maitland-Niles 6, Mustafi 6, Luiz 7, Kolasinac 6, Ceballos 6, Xhaka 6, Willian 6, Willock 8, Pepe 8, Nketiah 7…

Bedel: Tierney 6, Saka 7, Soares 6, Elneny 6.

Molde: Linde 6, Wingo 5, Bjornbak 6, Gregersen 6, Haugen 5, Aursnes 6, Eikrem 6, Hussain 7, Elllingsen 7, Omoijuanfo 6, Bolly 6.

Bedel: Sinyan 4, Mostrom N/A, James 6, Knudtzon 6, Brynhildsen 6.

How do you rate this story?

0 votes