Juve Oo Doonaysa Van De Beek, Man United Oo Aan Ka Quusanin
Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqii iibka ciyaartoyda ee xagaagii waxa uu xidhmay horraanta bishii…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqii iibka ciyaartoyda ee xagaagii waxa uu xidhmay horraanta bishii…
Kabtanka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa la sheegayaa inuu kusii jeedo horyaalka waddanka Ingiriiska oo uu u saxeexi…
Om Press Upphovsrätt Kontakta oss Kreatörer Annonsera Utvecklare Villkor Sekretess Policy och säkerhet Så fungerar YouTube Testa nya funktioner © 2020 Google…
Mar ayuu ahaa ciyaartoyga ugu oo dhan ugu mushaharka badan leh, laakiin noloshiisa ayay gilgishay daroogooyin uu isticmaalay, xad-gudubyo sharci iyo dhibaatooyin…
Mark Lawrenson ayaa soo saaray saadaashiisa kulamada usbuuca tobnaad ee horyaalka Premier League, xilli ay hoggaanka hayso Tottenham oo ay Axadda ballansan…
Xiddiga khadka dhexe ee Inter Milan Arturo Vidal ayaa waxaa soo martay habeen ay tahay inuu iska ilaawo Arbacadii markii casaan la…
Arsenal, Hoffenheim, Leicester City iyo AS Roma ayaa noqday kooxihii ugu horeeyay ee u soo gudba wareega 32da ee Europa League. Arsenal…
Liverpool ayaa kulankooda Champions League ee FC Midtjylland waxay ku ciyaari doonaan garoonka Signal Iduna Park ee Borussia Dortmund. Waxay la micno…
Arsenal oo saftay ciyaartoyda keydka ayaa sii ilaashatay rikoodhkeeda guulaha Europa League iyagoo 3-0 ku xaaqay kooxda Molde, islamarkaana xaqiijistay booskooda wareega…
Mino Raiola ayaa shaaca ka qaaday in ugu yaraan 300 ciyaaryahan inay kula biireen Zlatan Ibrahimovic dagaalka ka dhanka ah shirkada sameysa…
Wargeyska L’Equipe ee ka soo baxa dalka Faransiiska ayaa qoray in kubadsameeyaha khadka dhexe ee kooxda Lyon Houssem Aouar in laga reebo…