Muxuu Daafaca Chelsea Kurt Zouma U Sheegay Xiddiga Loo
Kurt Zouma ayaa cashar kubada cagta ah siiyay Eduardo Camavinga ka dib kulankii ay Chelsea 2-1 kaga badisay Rennes. Labada nin ee…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Kurt Zouma ayaa cashar kubada cagta ah siiyay Eduardo Camavinga ka dib kulankii ay Chelsea 2-1 kaga badisay Rennes. Labada nin ee…
Musharaxa madaxweynaha Barcelona Toni Freixa ayaa sheegay in Neymar uusan ku jirin 30ka xiddig ee ugu sareeya kubada cagta Yurub islamarkaana uusan…
Jadwalka kulamada xiriirka ah ee Premier League ee la ciyaaro waqtiga ciida masiixiga ilaa dhamaadka sannadka ayaa la soo saaray iyadoo kulamada…
Sawir si qaldan loogu tilmaamay inuu yahay sawirkii ugu danbeeyay ee laga qaaday Diego Maradona oo nool ayaa keentay in dhakhtarkiisa qaaska…
Waqti cabsi leh ayaa soo wajahday markii da’da yarka Premier League Joe Willock uu gaarigiisa koontaroolka goostay isagoo seddex wado isaga gudbay…
Murashaxa Madaxweynaha Barcelona ee Eimili Rousaud oo la sheegayo in loo badinayo inuu ku guuleysan doono doorashada ayaa shaaciyey inuu qaban doono…
Ugu dambayn waxa dib ugu soo laabanaya garoomada horyaalka Premier League taageereyaashii ay ugu dambaysay bishii March ee horraantii sannadkan, waxayse albaabadu…
Qalliinkii lagaga sameeyey madaxa ee soo dhamaadayt November 25, waxa lagaga nadiifiyey dhiig ku furtay maskaxda iyo xididdo gyuntamay balse waxa uu…
Diego Maradona ayaa geeriyooday shalay oo ay taariikhdu ahayd November 25 oo ku beegan isla maalintii uu dhintay halyey taariikh badan ku…
Real Madrid ayaa xalay kaalinta labaad ee Group B si buuxda ugu fadhiisatay kaddib markii ay guul dahabi ah ka gaadheen Inter…
Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqii iibka ciyaartoyda ee xagaagii waxa uu xidhmay horraanta bishii…