Dowlada Mareykanka Oo U Hanjabtay Man United Oo
Manchester United ayaa wajaheysa ganaax lacageed oo gaaraya 20 milyan doolar haddii ay bixiyaan lacagta madaxa furashada ah ee ay dalbanayaan burcadii…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Manchester United ayaa wajaheysa ganaax lacageed oo gaaraya 20 milyan doolar haddii ay bixiyaan lacagta madaxa furashada ah ee ay dalbanayaan burcadii…
Qareenkii Diego Maradona oo lagu magacaabo Matia Morla ayaa u hanjabay seddex qof oo sawiro selfie ah isaga qaaday meydka halyeeyga Argentina.…
Daaficii hore ee England Joleon Lescott ayaa si kama ah ugu soo laabtay garoomada isagoo ku biiray koox ka dhisan horyaalka heerka…
Steven Gerrard, Frank Lampard iyo Paul Scholes waxay seddexduba ahaayeen xiddigo cajiib ah. Laakiin midkee ayaa fiicnaa seddex xiddig ee Ingariiska? Waxaa…
Pep Guardiola ayaa sheegay in Sergio Aguero uu isku dayayo inuu diirada saaro inuu garoomada ku soo laabto isbuucaan inkastoo uu geeriyooday…
Chelsea ayaa lagu waramayaa inay ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa kabtanka Barcelona Lionel Messi iyadoo markii hore ay ku cadcadeyd…
Waxa la qiimeeyey khubarada ciyaaraha ee telefishannada ka falanqaysa kulamada tooska u dhacaya, kuwaas oo soo fadhiista istuudiyeyaasha TV-yada laga leeyaha waddanka…
Liverpool ayaa Sabtida berri oo waqti hore ah waxay u tegi doontaa Brighton xilli ay jiraan dhaawacyo tiro badan oo aan fursad…
Chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge waxay Axadda ku qaabili doontaa naadiga ay isku magaalada yihiin ee Tottenham, waxaanay natiijada ciyaartani isbeddel ku…
Sharraxaad iyo sharraxaad la’aanba, Real Madrid waxay ciyaartoygeedu madaxa kor u qaadaan marka ay uguadag tahay, waxaanay tusaalihii ugu dambeeyey ku bixiyeen…
England ayaa ka mid noqotay 10ka kooxood ee lagu daba-fayli doono isku-aadka koobka Adduunka 2022 isreeb-reebka ay u gelayaan waddamada Yurub, kaddib…