Lille Oo Ku Guuleysatay Horyaalka Ligue 1 & Guulihii Xidhiidhka Ahaa
Kooxda kubadda cagta Lille ayaa ku guuleysatay horyaalka waddanka Faransiiska ee Ligue 1 iyadoo soo afjartay guulihii xidhiidhka ahaa ee PSG oo…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Kooxda kubadda cagta Lille ayaa ku guuleysatay horyaalka waddanka Faransiiska ee Ligue 1 iyadoo soo afjartay guulihii xidhiidhka ahaa ee PSG oo…
Kooxda horyaalka qaaday ee manchester City ayaa xilli ciyaareedka 2020-21 ee Premier League ku soo gabagabeysay sidii ugu fiicneyd iyagoo 5-0 ku…
Weeraryahanka Tottenham ee Harry Kane ayaa noqday ciyaartoygii ugu horreeyey ee muddo 22 sannadood ah hal xilli ciyaareed ku wada guuleysta abaal-marinta…
Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ilmada xajisan kari waayey, isla markaana ooyey xilli uu si toos ah ula hadlayay telefishanka…
Horyaalka Ingiriiska Premier League ee galabta lasoo gabogabeeyey ayaa ka sokow dhacdooyinka ciyaareed, kooxaha u degay Europa League iyo kuwa ku dhamaysanaya…
Manchester City ayaa maanta la gudoonsiiyay koobkoodii 7aad ee horyaalka Premier League iyagoo xilli ciyaareedka horyaalka Ingariiska ku soo xiray guul weyn…
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa usoo baxday tartanka Champions League ee xilli ciyaareedka dambe iyadoo ku dhamaysatay kaalinta afraad ee horyaalka Premier…
Liverpool ayaa xaqiijisatay booskeeda Champions League ee xilli ciyaareedka danbe ka dib markii ay 2-0 ku dardareen kooxda Crystal Palace oo marti…
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa la sheegayaa in ay suurtogal tahay in laga jaro dhibco kaddib rabshaddii ay ciyaartoydeedu sameeyeen kulankii Leicester…
Inter Milan ayaa xilli ciyaareedkeeda soo gabagabeysay iyagoo dhigay dhowr rikoodh ka dib markii ay ku dhameysteen 91 dhibcood horyaalka Serie A…
Garabka weerar ee kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar Jr ayaa fariin u diray saaxiibkiisii hore ee Barcelona ee Luis Suarez oo xalay…