Qiimaynta Ciyaaryahanadda Kulankii Manchester United vs Chelsea
Manchester United ayaa soo afjartay laba guul-darro oo isku xigay oo horyaalka Premier League ahaa oo garoonka Old Trafford loogu xambaariyey, laakiin…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Manchester United ayaa soo afjartay laba guul-darro oo isku xigay oo horyaalka Premier League ahaa oo garoonka Old Trafford loogu xambaariyey, laakiin…
Manchester United iyo Chelsea ayaa barbarro goolal la’aan ku kala baxay ciyaartoodii horyaalka Premier League ee garoonka Old Trafford. Kulankan oo ahaa…
Liverpool oo ciyaarteedii hore ee horyaalka Premier League barbaro lasoo gashay naadiga Everton oo ay kulanka caanka ah ee Merseyside derby isku…
Musiibada dhaawacyada Real Madrid ayaa halkeeda kasii socota, waxaana farxaddi ay ka gaadheen Barcelona u raacday niyad-jab kale oo ah in mid…
Tababaraha kooxda Juventus ee Andrea Pirlo ayaa ka hadlay xaalada kooxdiisa kahor kulanka ay habeen dambe Serie A la ciyaarayaan dhigooda Verona…
Kooxda Real Madrid ayaa dhigeeda Barcelona oo uu tartanka weyn ee kubaddeed ee taariikhiga ahi ka dhaxeeyo kusoo dubatay gegida Camp Nou…
Kulan adag ayaa caawa loogu balansan yahay garoonka Old Trafford iyadoo Manchester United ay soo dhaweyneyso kooxda ay ku xafiiltamayaan afarta kaalimood…
Xiddiga da’da yar ee Barcelona Ansu Fati ayaa jabiyay rikoodh kale ooi gooldhalin ah isagoo noqday xiddigii ugu da’da yaraa abid ee…
Manchester City ayaa barbaro ka tuugtay kooxda West Ham oo martli loogu ahaa garoonka Stadium iyadoo labada kooxood ay ku kala baxeen…
Kabtanka kooxda Watford Troy Deeney ayaa bilaabay inuu maqaalo ku qoran wargeyska The Sun iyadoo kooxdiisa ay xilli ciyaareedkii la soo dhaafay…
Kubad sameeyaha kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Brazil ee Philippe Coutinho ayaa markale si dadban uga markhaati ah awooda jidh ahaaneed ee…